Baydhabo(INO)-Cabdiraxmaan Ibraahin Aadan oo ah wasiirka wasaarada arimaha gudaha ee konfur galbeed ayaa carabka ku dhuftay in Ciidamadamo ay gayn doonaan inta badan Degmooyinka Sadaxda Gobol ee Maamulkaasi.
Qorshahan ayaa carababay, Wasiirkan in ay u dhaqan galin doonaan sida ugu dhaqsiyaha badan, si ayuu yiri wax loogu qabto ammaanka.
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online, Xafiiska Baydhabo