Friday, May 23, 2025

Faarax C/qaadir oo shaaca ka qaaday sababta ay xildhibaanada BF u naceen

Muqdisho(INO)-Wasiirkii hore ee wasaarada Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ahna Xildhibaan ka tirsan BF Somalia, ayaa ka hadlay Arrimo dhowr ah oo...

Col. Barre Hiiraale oo beeshiisa ay dib u hubeyneyso iyo qorshaha cusub

Muqdisho(INO)-Ilo wareedyo ka tirsan Beesha Mareexaan ayaa Xoghoose.com in Siyaasiyiinta iyo Odayaasha Beesha ay taageero lixaad leh u muujinayaan Barre Aadan Shire (Hiiraale). Ilo wareedka ayaa...

Daawo:Maraykanka oo badalay Siyasadii dalka Siiriya, wada hadalna la galaya Madaxwayne Bishaar Al-Asad

London (INO) Kerry ayaa sheegay in wadahadallada lagu damacsan yahay in culeys logu saaro Bishaar Al-Asad in uu qeyb ka noqdo wadahadalada marxalada kala...

Daawo:Kaniisado ku yaala Magaalada Lahore oo la weeraray iyo dad badan oo lagu dilay

Lahore(INO)-Ugu yaraan 14 ruux, ayaa ku dhimatay weeraro ismiidaamin ah oo maanta lagu qaaday labada kaniisado oo ku yaala Magaalada Lahore ee dalka Pakistan. Rag...

Daawo: Nuxurka Waxyaabihii Ay Ka wada Hadleen Madaxweynaha KGS iyo Danjire Key

Baydhabo(INO)-Waxaa Shaley Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay gaaray wefdi uu horkacaayay Wakiilka Qaramada Midoobe u qaabilsan arrimaha Somaliya Amb. Nicholas Kay. Wakiilka iyo wefdigiisa oo...

Injineer katirsan Shirkada Isgaarsiinta Hurmuud oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Muqdisho(INO)-Kooxo bistoolado ku hubeesan oon wali heebtooda la garan ayaa agagaarka Xarunta Shirkada Isgaarsiinta Hurmuud ee Suuqa Bakaaraha waxa ay ku dileen mid kamid...

Daawo Sawirada :Madaxweynaha Dowlada KGS Oo Kulan La Qaatey Danjiraha QM Ee Soomaaliya Nuchlus...

Baydhabo(INO)-Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Nickolas Kay ayaa maanta gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ahna magaalo...

Isbaaro Xeelad Cusub Ah Oo Kusoo Korortay Wadada Isku Xirta Muqdisho Iyo Wanlaweyn!

Wanleweyne(INO)-Inta u dhaxeysa Magaalada Muqdisho iyo Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa yaala isbaarooyin aad u badan oo intooda badan la sheego in...

Dowlada Mareykanka oo Xirtay Safaaradii dalka Saudi Arabia kadib arrin halisa oo la sii...

Riyadh(INO)-Safaaradda Mareykanka ee ku taalla dalka Sacuudi Carabiya, ayaa maanta iyo beri joojisay adeegyada qunsuliyadeed ee ay bixiso, kaddib markii ay soo korortay xaalad...

Nabadoon Bashiir Xasan Cabdulle iyo laba nin oo kale oo lagu gowracay Gobolka Shabeellaha...

Qoryooley(INO)-Xoogag hubeysan, ayaa xalay u daatay hoygii uu Gobolka Shabeellaha Hoose ka deganaa Bashiir Xasan Cabdulle (Xooshow), oo ka mid ah Odayaasha Golaha Dhaqanka...

Nicholas Kay oo maanta booqasho ku tagey Magaalada Baydhabo, xilli ammaanka la xoojiyay

Muqdisho(INO)Wakiilka Qaramada Midoobe u qaabilsan arrimaha Somaliya Amb. Nicholas Kay, ayaa maanta booqasho rasmi ah waxa uu ku tagey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka...

Qaraxyo xoogan oo lagu weeraray kaniisado ku yaala Magaalada Lahore Ee Dalka Pakistan

lahor(INO)-Wararka ka imaanaya Magaaada Lahore ee Dalka Pakistaan ayaa sheegaya in maanta oo axad ah ay magaaladaasi ka dhaceen qaraxyo xoogan oo lagu weeraray...

Xilliga Uu Furmayo Shirka Maamul U Sameynta Mudug Iyo Gal-gaduud Oo La Shaaciyey

Guracel(INO)-Guddiga Farsamada ee shirka maamul u sameynta Gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqay waqti uu furmaayo shirka maamul u sameynta Gobolada dhexe...

Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe Oo Odayaal u Hanjabay

Kismaayo(INO)-Hogaamiyaha maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Madoobe ayaa u hanjabay Odayaal dhaqameed ku sugan magaalada Kismaayo, kuwaa oo shalay isaga baxay shirkii ka...

Madaxweynaha Somaliland Oo Isbedal Ku Sameeyay Wasiirada Maamulkaasiisa

Hargeysa(INO)-Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa markii Lixaad tan iyo intii maamulkiisa talada hayay waxa uu isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid...

Wasaarada amniga DFS oo faraqa is haysata & hub badan oo la la’ yahay

Muqdisho(INO)-Warar hoose oo naga soo gaaraya dhanka Wasaarada Amniga DF Somalia, ayaa sheegaya in Wasiirka Cusub ee dhawaan loo magacaabay Wasaaradaasi uu Tuhun ka...

Daawo: Oday Shabaab ah oo lasoo bandhigay

Muqdisho(INO)-Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigtay afar ruux oo ka tirsan Alshabaab kuwaasi oo lagu qabtay weerar ka dhacay wadada warshadaha...

DFS iyo Ethiopia oo ay ka tafan tahay + Qroshihii Madaxweyne Xasan Sheekh...

Muqdisho(INO)-Xog cusub ayaa sheegeysa in safarkii ra’iisul wasaare Sharmaake ee dalka Itoobiya uu ku saabsanaa sidii Itoobiya looga dhaadhicin lahaa in ay faraha kala...

Xildhibaan C/samad Macalin oo ka hadlay xariga Dowladda ay u geysatay Saraakiisha xabsiga dhexe...

Muqdisho(INO)-Wasiirkii hore ee amniga  iyo arimaha gudaha C/samad Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax, hadana ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka...

Xoogaga Shabaab oo ku hanjabay inay kordhinayaan weerarada ay ka geysanayaan gudaha Kenya

Mandheera(INO)-Ururka Mayalka adag ee Al Shabaab ayaa waxa ay ku hanjabeen inay kordhinayaan weerarada iyo falalka amnidarada ay ka geysanayaan gudaha dalka Kenya, xilli...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...