Kenya oo sheegtay in wada hadalo la fureyso Ururka Al Shabaab
Nairobi(INO)-Hogaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Dowladda Kenya diyaar u tahay wada hadalo, ay la furto Ururka...
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya oo loo magacaabay Ibraahim Sheekh Muxudiin
Muqdisho(INO)-Madaxweynaha Dowladda Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Ibraahim Sheekh Muxudiin u magacaabay Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha, ayaa Digreeto xilka kaga xayuubiyay Ku...
Daawo:Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Qaabkii Ay U Dileen Gudoomiyihii Degmada Buur Hakaba
Muqdisho(INO)-Al-Shabaab ayaa markii ugu horeesay soo bandhigtay Muuqaal iyo sawiro muujinaya qaabkii ay Dagaalyahano katirsan Kooxdaasi u dileen Gudoomiyihii Degmada Buur Hakaba ee Gobolka...
Qaban qaabo dagaal oo cir & dhul ay ka wadaan Ciidamada Itoobiya Jabuuti iyo...
Baledweyne(INO)-Wararka ka imaanaya Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Saaka Ciidamo ka tirsan Milatariga DF Somalia ay u ruqaansadeen Dhanka Degmada...
Odayaal dhaqmeed isaga baxay Shirka Baarlamaanka loogu dhisaayo Jubba
Kismaayo(INO)-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Odayaal qeyb ka ahaa Shirka Baarlamaanka loogu dhisaayo Maamulka KMG Jubba ay shirkaasi isaga baxeen.
Wararku...
Shacabka Magaalada Muqdisho oo bilaabay arrin ka farxisay Madaxda
Muqdisho(INO)-Inkastoo mudooyinkii dambe Maleeshiyaadka Alshabaab laga ciribtiray goobaha ay uga dhuumaaleysan jireen Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa arrintaasi iminka kusoo baraarugay Shacabka ku dhaqan Magaaalada...
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo lagu wado in oodda laga qaado, loona kaxeeyo dalka...
Muqdisho(INO)-Magaalada Muqdisho, ayaa ka soconayo dadaalo heer gaba gabo maraya, oo lagu doonayo in xabsi guriga looga saaro Sheekh Xasan Daahir Aweys, oo muddo...
Wararkii Ugu Dambeeyey Howlgalo Adag Oo ka Socoda Xaafadaha Magaalada Baydhabo Janaay
Baydhobo (INO) -- Xaaladda Magaalada Baydhobo, ee xarunta Gobolka Bay ayaa Maanta ah Allow Sahal kadib markii Ciidamo ay xireen Wadooyinka, Goobaha Ganacsiga iyo...
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kala Diray Golaha Adegga Garsoorka (Wareegto)
Muqdisho(INO)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku kala diray Golaha Adegga Garsoorka, ka dib qodobo dhowr ah oo...
Ciidamada Amaanka Ee KGS Oo Howlgalo Ka Wada Baydhabo
Baydhabo(INO)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Koonfur Galbeed ee dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in ay ciidamada amaanka ee magaaladaas, ay maanta qaadeen howlgalo...
Ciidamada Ciraaq oo rajeynaya in todobaad gudahood ku qabsadaan magaalada Tikrit
Tikit(INO)-Dagaalo ba’an oo u dhaxeeya Ciidamada Ciraaq oo ay wehliyaan Maleeshiyooyin Shiico ah iyo Xoogaga Daacish ayaa wali ka socda magaalada Tikrit, iyadoo dagaalada...
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay baabuur ciidamada Dowladda ay ku rasaaseeyeen Muqdisho
Muqdisho(INO)-Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa xalay rasaas ku furay gaari noociisa uu yahay mid yar oo ay wateen dad aan la aqoon...
Daawo: Biyo La’aan Bahsaan Oo Ka Taagan Dagaanka Abeeso Garwaale Ee Gobolka Bay
Baydhabo(INO)-Wararka ka Imaanaya Deegaano Ka tirsan Gobolka Bay, ayaa sheegaya in Halkaas ay ka Taagantahay Xaalad Biyo La’aan ah oo aad u daran.
Tuulada Abeeso...
Dhageyso:Nuxurka Khudbada Madaxweyne Xasan Shirka Sharmal Sheekh
Sharmal SHeekh(INO) Afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya Daa’uud Aweys oo madaxweyne Xasan SH Maxamuud ku wehlinaya safarka uu ku joogo magaalada Sharmal Sheekh ee wadanka Masar...
Al-Shabaab oo Baydhabo Janaay ka billaabay arrin cusub oo halis ah iyo cabsi jirta
Baydhabo(INO)-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay, ayaa sheegaya in Maleeshiyada Alshabaab ay halkaasi ka bilaaben falal argagax galiyay Bulshada Baydhabo...
Qoraa & safiir ugu cadcad dadka u sharraxan xilka gobolka Banaadir
Nairobi(INO)-Iyadoo ay sii kordhayaan hadal heynta ku saabsan xil ka qaadista Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayay soo baxayaan musharixiin jagadaasi u...
Gaadiid dagaal iyo ciidan si xoogan u hubeysan oo u dhaqaaqay deegaanka..
Baledweyne(INO)-Wararka ka imaanaya Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Saaka Ciidamo ka tirsan Milatariga DF Somalia ay u ruqaansadeen Dhanka Degmada...
Dowlada Itoobiya oo Dhaqaale ku bixineysa arrin halis ku ah DF Soomaaliy
Muqdisho9INO)-iyadoo Dowlada Ethiopia ay Siyaasada Somalia u adeegsaneyso Hogaanka Ahlu sunna Wal-Jameeca, ayaa waxaa hadana soo ifbaxaayo warar hoose oo sheegaya in Ethiopia ay...
Dowlada Kenya oo ku faantay weerarkii Adan Garaare Ee Gedo
Nairobi(INO)-Sirdoonka dowlada Kenya ayaa sheegay in xogo badan ay is dhaafsadeen sirdoonka dowlada Mareykanka ka hor inta duqen aan lagu dilay sarkaal sare oo...
Xasan Sheikh ma maamuli karo dhowr qof oo hal qol la isugu geeyay xitaa
Muqdisho(INO)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, Faysal Cali Waraabe, oo ka hadlaayay arrimo dhowr ah ayaa sheegay in Siyaasada Somalia ay faraha kasii baxeyso...