Wadooyinka Halbowlaha u ah Magaalada Muqdisho oo hawanaaya + Sawiro

0
194

Qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho oo aad u mashquul badanaa ayaa u muuqata in maalmahaan dambe is bedel ku yimid ka dib markii hay’ada ammaanka ee dowlada ay yareeyeen amaba joogiyeen gaadiidka BL iyo isu socodka gaadiidka yar yar qaar ka mid ah wadooyinka gaar ahaan wadamada mashquulka badan ee Maka Al Mukarama

Dowlada Soomaaliya ayaa bixisay amarka lagu xiray wadooyinka halbowlaha u ah magaalada Muqdisho, iyadoo sheegtay inay ka hortagayso falal amaan xumo ah.

laamiga_1laamiga_2laamiga_3laamiga_4laamiga_5laamiga_6laamiga_7laamiga_8laamiga_9laamiga_10laamiga_11laamiga_12