Hoos ka daawo kulankii Airport Jomo Kenyata ku dhex marey Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland ee Somalia C/raxmaan Sheikh Maxamed “Faroole”. Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo ka mid ahaa shaqsiyaadkii soo dhoweynta Madaxweynaha Maamulka Puntland ee Nairobi ayaa kula kaftameysidaan: “MADAXWEYNIHII SOMALIA OO DAL UUSAN LAHAYN KUGU SOO DHOWEEYEY SOW RAG KA ROONI MAAHA”. halkaan hoose ka daawo
Idale News Online