Fanaanada Xaawo Kiin oo ka mid ah Fanaaniinta Somaliyeed kuwooda codka macaan dadkuna ay aadka ujecel yihiin heesaheeda ayaa waxay xalay la aqal gashay Seygeeda nolosha ay uhibeysay oo lagu magacaabo Abdiwaasac waxaana xaflada Arooskooda ay ka dhacday Magaalada London xarunta dalka Ingiriiska iyadoona fanaaniin iyo marti sharaf kale ay ka qeyb galeen.
Halkaan ka daawo Sawirada Arooska Fanaanada Xaawo Kiin
Idale News Online.