Waraysi Dr. Galaydh:” Puntland iyo Somaliland ayagaa walaalo ah, Xaglatoosiyena waa wada keeneen-Video.

0
211

Dr. Cali Khalif Galaydh oo ah  R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan Soomaaliyeed isla markaana ka mid ah golaha fulinta ee Khaatumo State ayaa ka hadlay arimo badan oo xiligan ka taagan Buuhoodle iyo guud ahaan arimaha Khaatumo State.

CALI-KHALIIF1

Idale News Online, Buuhoodle.