Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo haatan ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ka warbixiyey kulan uu White House kula yeeshay Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama.
Halkaan hoose ka dhageyso Ismaaciil Cumar Geele oo arrimaha Soomaaliya ka hadlaaya.
[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2014/05/geele.mp3|autostart=yes]