Dhageyso: Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Madaxda Warbaahinta iyo NUSOJ

0
201

Muqdisho(INO)-Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka dhacay Kulan u dhaxeeyay Agaasimayaasha Warbaahinta, Ururka Saxafiyiinta NUSOJ  iyo Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta Maxamed Ibraahim Bakista iyo Agaasimayaasha ayaa ka codsaday Wasiirka in dib loogu soo celiyo Xeerka Warbaahinta maadaama ay wax ka badaleen Golaha Wasiiradda.

Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa dhankiisa sheegay in Xeerka loo gudbinayo Barlamanka oo isaga oo looga dambeyn doono waxii wax ka badal ee lagu sameynayo isaga oo sheegay in waxii qaldan laga saari doono.

Idale News Online, Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here