Dhageyso:Ciidamada Dawladda Soomaaliya Oo u Diyaar Garoobaya Xoreynta Degmada Sablaale
Sablaale(INO)-Wararka naga soo gaaraya gobalka Shabeelada Hoose, gaar ahaana degmada Baraawe ayaa sheegaya in ay ciidamada dawladda Soomaaliya iyo Saaxiibadooda Milateri qorsheynayaan duulaan culus...
Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Maanta Lagu Xusayo Maalinta Haweenka Aduunka
Baydhabo(INO)-Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, ayaa waxa lagu wadaa in manta lagu qabto xuska sideeda maarso maalinta haweenka aduunka oo maanta oo kale...
Daawo: Kulan Lagu Taagyeerayo Wasiiru Dowlaha Wasaarada Garsoorka Ee KG Soomaaliya Oo Ka Lagu...
Muqdisho(INO)-Iyadoo dhowaan loo magacaabay Wasiiru dowlaha wasaarada garsoorka Dowlada koonfur Galbeed Soomaaliya ee sadexda gobol Bay, Bakool & Shabellaha Hoose, Mudane Sheekh Axmed C/laahi...
Dhageyso:Wasiir Odawaa oo Amar siiyay odayaasha ku shiraya Magaalada Dhuusamareeb
Muqdisho(INO)-Wasiirka arimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa ugu baaqay waxgaradka ka qeyb galaya shirka Dhuuso Mareeb inay ku soo dhameeyaan...
Dhageyso: Shir khuseeya DF Soomaaliya oo Nairobi ka furmaya
Nairobi(INO)-Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya uu ka furmo shir ku saabsan Maalgashiga Somalia, shirkan oo ay wadajir u...
Axmed Madoobe oo shaaciyay maalmaha ka harsan dhismaha Baarlamaanka
Kismaayo(INO)-Kulan Xarunta Madaxtooyada Kismayo ku dhexmaray Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo Xubno uu horkacaayay ergayga qaramada midoobay uqaabilsan Somalia Nicholas Kay, ayaa waxaa...
Hugaamiye Al-Shabaab Ka Tirsan Oo Degaanada Puntland Lagu Arkey
Galgala(INO)-Horjooge sare oo ka tirsan Kooxda Al-shabaab ayaa lagu dhex arkay Gobalka Bari ee Puntland, iyadoo shaab ay ku sii qul qulayaan deegaanada Puntland.
Fu’aad...
Dhageyso: CCC Sharma’arke “Hala Dadajiyo Dhismaha Maamulka”
Dhusamareeb(INO)-Isaga oo ka hadlayay booqasho uu ku joogo Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma’arke, waxa uu sheegay in...
Listen:A Brief History Of Baraawe Long Before The Year 800 A.D
Barawe(INO)-Brava is an ancient city on the southern coast of Somalia. The town progressively prospered and became one of the Major Islamic centers in...
Daawo:Prof. Cali Khaliif Galeyr” Midnimada Soomaaliya Waa Muqadas”
Muqdisho(INO)-Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka qabsoomay kulan ay isugu yimaadeen Masuuliyiin ka tirsan Dawlada Soomaaliya, oo isugu Jira Wasiiro iyo Xildhibaano, Sidoo...
Daawo:Ujeedka Safarka RW Cumar C/rashiid Magaalada Dhuusamareeb Ee Gobolka Galgaduud
Dhuusamnareeb (INO) -- RW Cumar C/rashiid iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Booqasho aan horey loo shaacin waxa uu ku tagay Magaalada Dhuusamareeb, ee xarunta...
Daawo:Maxaa kismaayo ku dhex maray Nicholas Kay iyo Axmed Madoobe
Kismayo (INO)-Waxaa magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose soo gaadhay Wafdi uu Hogaaminayey Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay.
Madaxweynaha...
Dowladda Turkiga oo Sheegtey in Ay Dib u Bilaabayso Nadaafaddii Muqdisho
Muqdisho(INO)-Kadib markii dhawaan hey’adaha Turkiga ay joojiyeen addeegii nadaafadda Muqdisho ayaa saraakiil ka tirsan dowladda Turkiga oo magacooda ka gaabsaday waxa ay Goobjoog u...
Danjire Kay oo gaaray Kismaayo, xilli Jubbland & Puntland heshiis ku kala saxiixdeen
Kismaayo(INO)-Wakiilka Qaramada Midoobe u qaabilsan arrimaha Somaliya, ayaa maanta waxa uu booqasho rasmi ah uu ku tagey Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Amb....
Dhegeyso: Maleeshiyo Beeled Ka Soo kala Jeeda Puntland iyo Galmudug Oo Ku Dagaalamey Saaxo
Saaxo(INO)-Waxaa wararka ka imaanaya deegaanka Saaxo ee gobalka Mudug ay sheegayaan inay ku dagaalameen labo maleeshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda Galmudug iyo...
Dhageyso:Sargaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku dhiibay Ciidamada Dowlada Soomaaliya
Guracel(INO)-Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuuso Mareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada ee ku sugan Magaaladaasi uu isku soo dhiibay sargaal...
Waddooyinka Xiran Ee Gobolka Bakool oo Dhawaan La Furayo
Xudur(INO)-Maamulka degmada Tiyeeglow ee gobalka Bakool ayaa sheegay in dhowaan ay billaabi doonaan howlgallo lagu furayo waddooyinka xiran ee gobalkaasi.
Maxamed Cabdalla Xasan ayaa sheegay...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Gaaray Dhuusamareeb
Muqdisho(INO)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud.
Wariyaha Mustaqbal ee Gobolka ayaa soo sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha...
Magaalada Taariikhiga Ee Nimrud Oo La Bur Burinayo+ UNESCO Oo Ka Digtey Baabi’inta..
Nambrud(INO)-Masuuliyiinta dalka Ciraaq ayaa sheegay in kooxda la baxday Dowladda Islaamiga ay isku dayayaan inay burburiyaan magaalo qaddiimi ah oo la yiraahdo Nimrud, iyaga...
Dhibaatooyinka ay la kulmayaan muslimiinta oo ku soo badanaya dalka France
Paris(INO)-Xafiiska ka hortagga islaam naceybka ee raacsan golaha Muslimiinta dalka Faransiiska ayaa sheegay in usbuucii tagey ay soo gaareen masaajidda dalkaas ku dhowaad 30...


















