Dhageys Wareysi: Maamulka Degmada Baraawe Oo Ka Hadley Mashaariic Horumarineed Oo Dowladda KGS Halkaasi...
Baydhabo(INO)-Gudoomiyaha Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose Shaacir Cabdi Cilmi ayaa sheegay in ay Xaaladda Degmada Tahay Hadda Mid Wanaagsan oo laga Hir Galiyay...
Daawo:1,300 oo ruux oo ku Dhimatay Dalka Nepel ka Dib Dhul Gariir ku Dhuftay
Napel(INO)-In ka badan 1,300 oo ruux ayaa ku geeriyootay dhul gariir aad u xoogan, kaasoo ku dhiftay dalka Nepal, iyadoo dhul gariirkan oo cabirkiisu...
DF Soomaaliya Oo ka shanqarisay Hal Arrin Oo Ay Halisteedu Muuqato
Muqdisho(INO)-Iyadoo dalka Somalia ay kusoo qulqulayaan Qaxooti farabadan oo kasoo barakacay dagaalada ka socda dalka Yaman, ayaa waxaa arrintaasi walaac ka muujiyay Wasiirka Arrimaha...
Xeer Ilaaliyaha Qaranka Oo Soo Bandhigay Hanti Qaran Oo Loogu Deeqay Shaqsiyaad + Magacyada
Muqdisho(INO)-Xeer ilaaliyaha iyo Hanti dhowraha Qaranka DF Somalia ayaa isku raacay in dad shacab ah ay awood ku heystaan hanti ay leedahay DF Somalia...
Dhageyso:Taliska ciidanka Xoogga oo sheegay in la diyaariyey Ciidankii AMISOM kala wareegi lahaa amniga...
Muqdisho(INO) Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ka dhawaajiyey in la diyaariyey ciidan gaara oo ilaalin doona amniga goobaha muhimka ah ee dalka oo...
Dhageyso:Wasaaradda Amniga oo farriin digniin ah u dirtay Shacabka Soomaaliyeed
Muqdisho(INO)-Afhayeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya, Maxamed Yuusuf Cismaan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in kooxaha argagaixisada ah ee Ajaanibta iyo...
Tarzan oo Somaliland ugu baaqay in ay hoggaamiso Qaranka Soomaaliya
Muqdisho(INO)-Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Cadaaladda Bulshada Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ayaa qormo uu ka qoray xaaladda Soomaaliya ay ku jirto,...
Qoxootiga Dhadhaab oo beeniyay in weerarada ka dhaca Kenya laga soo Abaabulo Xeryahood
Dhadhab(INO)- — Iyadoo Xukuumadda Kenya ay shaacisay dhawaan in laga soo abaabulo weerarrada ka dhaca gudaha dalka Kenya Xeryaha Qoxootiga Soomaaliyeed ay ku yaalla...
Mas’uul katirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo lagu dilay Muqdisho
Muqdisho (INO) -- Waxaa Xaley lagu dilay Muqdisho Mas'uul kamid ah Mas'uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir.
Saddex Dhalinyaro ah oo ku hubaysanaa Bastoolado ayaa toogtay Xuseen...
Daawo:Barnaamij SNTV:Beerta Nabadda Ee Muqdisho Wali Ma Daawatay ?
Muqdisho(INO)-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa laga Dareemay Horumar dhinacyo badan iyadoona ay magaalada kasoo kabanayso dib u dhacii balaadhnaa...
Dhageyso: R/W Sharmaake oo shir Jaraa’id kaga hadley arrimaha soo celinta Qaxootiga, Xawaaladaha &...
R/wasaare Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi wasiirayaal ah maalmihii la soo dhaafey safar shaqo ku joogay wadamada KENYA IYO ETHIOPIA...
Daawo: Madaxweynaha Dowladda KG Soomaaliya Oo Maanta Si Weyn Loo Soo Dhaweeyey
Baydhabo(INO)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdui uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka...
Madaxda Dowlad Goboleedyadda Soomaaliya Oo Shir Weyne Ugu Furmaya Magaalada Garowe
Garowe(INO)-Waxaa magaalada Garowe Ee Xarunta Maamulka Puntland la filayaa in 29 April,2015 isugu yimaadaan ,Madaxda maamulada Jubba, Koonfur Galbeed Soomaaliya , Puntland iyo Dowlada Federaalka...
Dhageyso: Madaxweynaha Dowladda KGS iyo Gudoomiye Jawaari Oo Ka Shirey Arinta Xuduuda KGS
Baydhabo(INO)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aaden iyo Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Soomaaliyeed Proff. Maxamed...
Daawo: Qurbo-joogta Gobolada KGS Oo ka Furay Baydhabo Xafiis ka Shaqeyn Doona Horumarinta Beeraha...
Baydhabo(INO) — Hay’ad lagu magacaabo BAFOF ayaa waxay maanta xafiis ka furteen magaalada Baydhabo ee gobolka Bay; iyagoo ku dhawaaqay inay maal-gelin ka sameynayaan...
Dhageyso:Xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamaankii KMG Oo Goordhaweyd Suuqa Bakaaraha Lagu Toogtay
Muqdisho(INO)-Allaha u naxariistee waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu dilay Xaaji Cali Aadan, oo ka tirsanaa Xildhibaanada Baarlamaankii Kmg ahaa ee lagu soo dhisay Magaalada...
Wasiirka Hawlaha Guud Oo Sheegay Inay Howlgelinayaan Hay’adihii Diiwaan-gelinta Dhulka
Muqdisho(INO) — Wasiirka howlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyeynta dalka Somalia, Inj. Saalax Sh. Cismaan iyo wafdi uu horkacayo oo safar shaqo oo afar maalmood...
Dhageyso: Madaxweynaha Dowladda KGS Oo Gaarey Baydhabo Janaay
Baydhabo(INO)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdui uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka...
Daawo: Haweeney U Dhalatay Dalka Venezuela Oo Guri Ku Heshay Cambe Ay Ku Dhufatay...
Venezuela(INO) — Haweeney u dhalatay Venezuela ayaa ku guuleysatay in madaxweynaha dalkaas, Nicolas Maduro uu siiyo guri kaddib markii dhawaan ay cambe madaxa uga...
Dhageyso: Waxgaradka Buurhakaba Ee Gobolka Bay Oo Ka Cabanaayo Waxbarasho La’aan iyo Caafimaad Daro...
Buurhakaba(INO)-Waxgaradka ku dhaqan degmadda Qadiimiga ah ee Buurhakaba ee Gobolka Bay, ayaa Sheegey in degmadaasi ay ka jirto xaalad waxbarasho la’aan iyo caafimaad daro...