Daawo: Madaxweynaha Dowladda KG Soomaaliya Oo Maanta Si Weyn Loo Soo Dhaweeyey

0
202

Baydhabo(INO)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan  iyo wafdui uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

Mudaxweyne  Shariif Xasan Sheekh Aadan Oo Safaro  ku soo kala bixinayay  Magaaladda Baraawe Ee Gobolka Shabellaha Hoose iyo Muqdisho ayaa markii uu ka Degey  Garoonka Caalamiga ah ee Shaati wuxuu gacan qaaday mas’uuliyiintii iyo Bulshadiikala duwan ee dhaweyntiisa ka qeyb qaadaneysay.

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here