Trending Now
WARARKA MAANATA
ENGLISH IN NEWS



Cafimaadka
Maanta oo ah Maalinta Cudurka Sonkorowga Caalamiga ah
Baydhabo(INO)-Maanta oo ku beegan taariikh 14 bisha Nofeembar ayaa waxaa loo dabbaal dagayaa daafaha caalamka oo dhan dadaalada looga soo horjeedo cudurka Sonkorowga ama...
Dr.Dufle oo ka hadlay qaabka looga hortagi karo cudurka Kaduudiyaha iyo habka loo daweeyo
Muqdisho(INO)— Dr. Cismaan Max’uud Dufle oo ka tirsan dhaqaatiirta Soomaaliyeed, Barrena ka ah Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacada Banaadir ayaa ka hadlay dhibaatada cudurka Soomaalidu...
Cambaarta
Cambaarta waxey kamid tahay caabuqyada ku dhaca maqaarka, waxay caan ku tahay jaan maqaarka kamid ah oo guduud/casaan noqota, biyo gala maqaarka, iyo cuncun...
BREAKING: Somalia’s electoral body dismisses re-election of Sports Minister
Somalia’s electoral body has dismissed the victory of Somalia’s minister for Youth and Sports, Mohamed Abdullahi Noah in parliamentary election that took place on...
Sport news
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay soona dhoweeyay ka qaadista cunoqabataynta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu booqasho rasmi ah ku tegey dalka Qadar.
Waxana...
Ministry of Education to conduct national examination in year
Somali ministry for Education said that it will administer national examination for students who are to sit extermination of secondary schools in this year.
Mukhtar Abdullahi...
Dowladda Federaalka Soomaaliya Iyo Maamul Goboleedka Puntland Oo Heshiis Ku Kala Saxiixday Garoowe
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax shirdoon Saacid iyo wefdi uu hogaaminayey oo muddo sadex maalmood ah safar ku joogay magaalada Garoowe ayaa maanta soo...
Dhageyso: Gollaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku yeeshay kulan aan Caadi ahayn
Baydhabo(INO)- Gollaha Wasiirada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.Kulankan oo uu shir Gudoominayey madaxweyne...
Maamulka Puntland iyo dowladda Kuweyt oo kala saxiixday hashiis garoon dhisid (SAWIRRO).
Heshiiska ayaa,waxaa goob joog ahaa oo u saxiixay Puntland Wasiirka Maaliyadda Dr Shire Xaaji Faarax iyadoo dhanka Kuweyt-na ay Saxiixday Shirkadda qandaraaska dhismaha qaadatay ...
Recipes
Dhageyso: Wasiirka Amniga KGS Oo Si Ba’an U Eedayey Ciidamada DFS...
Marko(INO)- Wasiirka Amniga Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya C/fataax Ibraahim Geeseey ayaa si kulul u eedeeyey Ciidamada dowladda Federalka ka dib markii maanta ay ka...






























