Monday, April 6, 2026

WARARKA MAANATA

ENGLISH IN NEWS

2,770FansLike
1,451FollowersFollow
28,800SubscribersSubscribe
  output_UhhN6z

Dr.Dufle oo ka hadlay qaabka looga hortagi karo cudurka Kaduudiyaha iyo habka loo daweeyo

Muqdisho(INO)— Dr. Cismaan Max’uud Dufle oo ka tirsan dhaqaatiirta Soomaaliyeed, Barrena ka ah Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacada Banaadir ayaa ka hadlay dhibaatada cudurka Soomaalidu...

BREAKING: Somalia’s electoral body dismisses re-election of Sports Minister

Somalia’s electoral body has dismissed the victory of Somalia’s minister for Youth and Sports, Mohamed Abdullahi Noah in parliamentary election that took place on...

Maanta oo ah Maalinta Cudurka Sonkorowga Caalamiga ah

Baydhabo(INO)-Maanta oo ku beegan taariikh 14 bisha Nofeembar ayaa waxaa loo dabbaal dagayaa daafaha caalamka oo dhan dadaalada looga soo horjeedo cudurka Sonkorowga ama...

Cambaarta

Cambaarta waxey kamid tahay caabuqyada ku dhaca maqaarka, waxay caan ku tahay jaan maqaarka kamid ah oo guduud/casaan noqota, biyo gala maqaarka, iyo cuncun...

Sport news

Dhageyso: Shacabka iyo Waxgaradka Degmada Buurhakaba Oo Baaq U Direy Dowlada KGS

Baydhabo(INO)- Wax garadka aqoonyahanada qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Degmada Buurhakaba ee Gobalka Bay ayaa ugu baaqay Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya, in...

Akhriso: Guddoonka Baarlamaanka oo lagu eedeeyay ku xadgudubka Dastuurka & Xeerarka Baarlamanka

Muqdisho(INO) — Guddoomiyaha gudiga arrimaha dibadda ee barlamaanka Somalia, Xildhibaan C/Qaadir Cosoble Cali ayaa ku eedeeyay guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari iyo...

Faah-Faahin Dheeraad ah ayaa ka soo baxaya sababta looga horjoogsadey malaaqyada shirkii Baydhabo Maanta.

Baydhabo: Wararka ka imaaneyaa magaalad baydhabo ee xaruna Gobolka Bay ayaa sheegeyaan in shiirkii ka soconayey magaaladaasii ee maamul Goboleed  looga dhisayey ee Koonfur...

Bangiga Adduunka oo u oggolaaday Soomaaliya deeq lacageed

Bangiga aduunka ayaa oggolaaday in lacag gaareysa $80 malyan oo dollar lagu taageero dowlada Soomaaliya, si ay ugu maalgeliso dib u habeynta dhinaca maaliyada,...

Ciidamada Ammaanka Nigeria oo baadi-goob ugu jira 7-shaqaale ajaaniib lagu afduubtay Waqooyiga Nigeria

Ciidamada ammaanka Nigeria ayaa ku raad-joogo Dabley Hubeysan ah oo afduubtay ilaa 7-shaqaale ajaaniib ah oo ka howl galayay shirkad dhisme ah, iyagoo toogtay...

Recipes

Prof. Jawaari oo faah faahin ka bixiyay Natiijada Shirkii Madaxda Jaamacadda...

Muqdisho(INO)— Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar ayaa waxaa lagu soo gebagebeeyey gelinka dambe ee maanta shirka madaxda Baarlamaannada dowladaha carabta ayadoo shirkaasi gebagebadiisiina...