Baydhabo(INO)- Wax garadka aqoonyahanada qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Degmada Buurhakaba ee Gobalka Bay ayaa ugu baaqay Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya, in sida ugu dhaqsiyaha badan usoo magaacaaban gudoomiye degmo oo ku yimaada rabitanka Shacabka.
Aqoonyahanada degmadaasi ayaaa sheegay in aay doonayaan Gudoomiye ku yimaada rabitaankooda ayaga oo codsaday in deg deg Maamul loogu sameeyo degmadaasi oo in muda ah gudoomiye la,aan ah.
Warbaahinta IdaleNews.com oo xariir la soo sameeyay Odayaasha degmada iyo ganacsatada dhamaan kuwaasi oo baaq isku mid ah u diray Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo