Friday, April 26, 2024

FAAH FAAHINTA DUQEYN XOOGAN OO KADHACDEY JUBOOYINKA.

war hada soo dhacey ayaa sheegaya in Duqeymo diyaaradeed oo Xoogan kadhaceen Degmooyinka Bu’aale iyo Jamaame oo dhaca Gobalada Jubooyinka.

WAR DEG DEG AH: DUQEYMO XOOGAN OO LAGU DILEY XUBNO MUHIIM AH OO CAAWA...

wararka naga soo gaaraya Jubooyinka ayaa sheegaya in caawa duqeymo xoogan ay ka dhaceen gegmooyin iyo deegaano katirsan goboladaasi.

Daawo Dalka Sweden waxaa ka dhacday xaflad ay iskugu yimaadeen aqoonyahano, culimo, waxgarad, haween...

Dalka Sweden waxaa ka dhacday xaflad ay iskugu yimaadeen aqoonyahano, culimo, waxgarad, haween iyo dhalinyaro kuwaas oo ka qeybgalay bandhig xafladeed ku...

Daawo Wasiir Daahir Geelle Muxuu ka yiri Doorashada Galmudug?

Mudane Daahir Maxamud Geele , oo ka mid ah aqoonyahabada iyo siyaasinta Soomaliyeed. Daahir waxa uu wax ku soo...

WAR DEG DEG AH: DUQEYN KA DHACDEY DEGMADA JILIB IYO SARAAKIIL ALSHABAAB OO IS...

Wararka naga soogaaraya Degmada jilib ayaa sheegaya in caawa lagu Dilay sargaal sare oo katirsan Amniyaadka Al shabaab iyo Darawalkiisa kadib markii...

Sh. Xasan Daahir: “Shariifow waxaan kaa quustay Doorashadii markii codadkaadii aad siin weyday Xasan...

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa maxkamidigii islaamiga, Xisbul islaam iyo Alshabaab, haddana xabsi guri ugu jira dowladda Somalia ayaa...

Prof. Maxamed Cali Kalaay oo ku geeriyooday Baydhabo.

Waxaa magaalada Baydhabo ku geeriyooday alle ha u naxariistee Prof Maxamed Cali Kalaay oo kamid ahaa aqoonyahanada Soomaaliyeed, naxdin iyo murugo ayaa...

Dhageyso Gudoomiye ku xigeen ka tirsan Shabeellaha Hoose oo Qarax lagu dilay

Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed lagu dilay...

Dhegeyso: Maamulka Gobolka Hiiraan oo Ka Hadley Qaabka uu u socdo Gargaarka Fatahaada

Guddoomiye kuxigeenka dhinaca Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in qeybinta deeqaha...

Daawo 10 Xildhibaan oo ka tirasan galaha shacabka baarlamaanka federaalka soomaaliya uu ka mid...

10 Xildhibaan oo ka tirasan galaha shacabka baarlamaanka federaalka soomaaliya uu ka mid yahay Xildhibaan Maxamed isaaq Cusmaan (Fanax) oo howlo guramadki...

War deg deg ah: saraakiil iyo amiiro alshabaab ah oo lalaayey.

Wararka ka imaanaya Degmada Buale ayaa sheegaya in weerar cirka ah lagu diley saraakiil iyo amiiro katirsan dagaal yahanada alshabaab.

Heshiis halis ku ah Somalia oo ay wada saxiixdeen Qatar & Dowladda Federaalka ah

Taliye kuxigeenkii hore ee Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Ismaaciil Cusmaan ayaa bartiisa Facebook soo dhigay akhbaar aanay dad badani fahamsaneyn isagoo...

Golaha Shacabka Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Leh Muqdisho

Golaha Shacabka Baarlamaanka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulanka ay ku yeelanayaan xarunta Golaha kaga hadli doono sharciyada Qareenada iyo Nootooyinka dadwaynaha.

BOOQASHO LABA SULDAAN OO ISKA SOO HORJEEDA SULDAAN FAQI

BOOQASHO LABA SULDAAN OO ISKA SOO HORJEEDA SULDAAN FAQI oo Berito ku wajahan Degmada Baraawa Suldaan Faqi Suldaan Saciid oo ah Suldaanka...

Guux hoose oo maalmahan kasocda magaalada Muqdisho iyo madaxda sare oo ka war helay

Hadalheyn xoog leh ayaa laga dareemayaa goobaha bulshadda ku kulanto ee magaaladda Muqdisho, caasimadda Soomaaliya. Guuxa ugu balaaran ayaa...

Jubbaland oo shaacisay sababta dib loogu dhigay caleemo-saarka A/Madoobe

 Maamulka Jubbaland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay dib u dhacday Xafladdii lagu caleema saari lahaa Madaxweynaha dib loo doortay ee...

DAAWO Khudbadii Caaqil C/lahi Raabi oo ugu Baaqay Soomaalida in ay iska qabtaan Farmaajo...

Kulankii sanad laha ahaa ee Jubbaland 2018 oo lagu qabtay magaalada Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa waxaa ka soo baxay baaqyo kala duwan oo...

Daawo Banaanbax looga soo horjeeday Farmaajo oo dhimasho sababay

Dad aad ubadan ayaa isugu soo baxay maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay kuwaas oo taageersan in Farmaajo xilka laga qaado. Waxey wateen sawirada...

Daawo Muqaalka: Mooshin laga diyaariyay Madaxweyne Farmaajo

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Somaliya ayaa diyaariyay Mooshin ka dhan ah heshiisyada Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo uu la galay dowladaha caalamka qaarkood. Xildhibaanadan...

DAAWO XILDHIBAAN MOHAMMED OO KA TIRSAN BJL FARAGALINTA IYO DHIBAATADA KGS AY KAWADO UMA...

XILDHIBAAN MOHAMMED HASSAN IDIRIS OO KA TIRSAN BAARLAMANKA SOOMAALIYA AYAA DOWLADA SOOMALIYA UGA DIGEY FARAGALINTA IYO DHIBAATADA KOONFUR GALBEED AY KAWADAO UMA DULQAADAN DOONO AYUU...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...