Daawo Wasiir Daahir Geelle Muxuu ka yiri Doorashada Galmudug?

0
518

Mudane Daahir Maxamud Geele , oo ka mid ah aqoonyahabada iyo siyaasinta Soomaliyeed.

Daahir waxa uu wax ku soo bartey Dalka Masar , halkaas oo uu ku soo qaatey ilaa shahaada Mastar . Waxa uu xilal xeer wasiir ka soo qabtey dowladii ku meel gaarka iyo dowladan uu madaxweyne la yahay Farmaajo.

Daahir waxa uu ahaa danjiraha Soomaliya u fadhiya Sacuudi Arebiya.

Wayaalaha lagu xasuusto Daahir waxa ka mid ah in uu aad ugu shaqeeyey sidii warbahinta dalka loo hor marin lahaa isagoo diyaariyey xeerka saxaafada iyo xuritada weriyaasha Soomaliyeed.

Dhowaan ayuu Daahir wareysi aad u xiiso badan , oo meelo badan taabanaya siiyey mid ka mid ah cidaacadaha dalka, wareysigiina wuxuu u dhacay sida tan

HOOS KA DAAWO MUQAALKA