BOOQASHO LABA SULDAAN OO ISKA SOO HORJEEDA SULDAAN FAQI

0
609

BOOQASHO LABA SULDAAN OO ISKA SOO HORJEEDA SULDAAN FAQI oo Berito ku wajahan Degmada Baraawa Suldaan Faqi Suldaan Saciid oo ah Suldaanka Saxda ah oo ay isku raacsanyihiin dhamaan Beellaha Tuni Shan-gamaas iyadoo muda Shan(5) sanadood ah Suldaanka ay hortaagnaayeen Madaxweeynihii hore Shariif Xasan iyo Gudoomiyihii hore Golaha Shacabka JBM Cabdulqaadir sheekhunaa iyagoo sida Caadadau eheeyd oo ummaddana ay wada ogyihiin dhamaan Beellaha daga Koonfur Galbeed waxa ay u sameeysteen Oday-dhaqameedyo bug ah oo aan matalin Beellaha ay sheegtaan in ay matalaan lafata-karasaayna uu sidaas duudub ugu qaatay balse Maalinta Berito ah iyadoo dhinaca kale ay Buuqasho ku tagayaan magaalada Baraawa wafdi ay ka mid yihiin

LAFTA-KARASAAY Sheekhunaa iyo Suldaanka Bugta ah Heeydar ayaa iyagana tai doona Degmada Baraawa iyadoo haatan guud ahaan Gobolka SH/HOOSE ay jirto loolan kala jiidasho oo la rabo in lagu faramaroojisto Kheeyraadka Dabiiciga ah ee uu leeyahay Gobolka iyadoo Degmada Baraawa tahay Degmo istraatiiji( strategy) laguna sheegay Ceelal Shidaal oo dhan ilaa Shan(5) Block hadaba sida aan ilo wareedyo rasmi ah aan ka heleeyno ayaa inoo sheegay Labada Suldaan in ay kalawataan laba kooxood oo ku loolamaya Gacan ku heeynta Gobolka SH/HOOSE kuwaasi oo kala ah Kooxihii horay Gacanta ugu haayay Gobolka Sh/hoose ee ahaa haraadigii Jabhadii SNA ee Beellaha Hawiya oo Gacansaar la leh Suldaan Heeydar , Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa iyo Najax oo ah Gudmiyaha Gobolka sidaasi oo kale Suldaan FAQI oo ay walaalo yihiin Safiirka Soomaliya u fadhiya Midoowga Yurub Amb.Cali Saciid Faqi ayaa iyagana waxaa wata kooxda hada Tallada Dalka Gacanta ku heeyso ee Nabad iyo Nolol . La soco Wixii ka soo baxo Booqashooyinka iska soo horjeeda ee Deg.Baraawa