Fillon oo ku guuleystey musharaxa xisbiga Les Républicains Ee Dalka France
Paris(INO)- François Fillon ayaa ku guuleystey doorashadii maalintii Axadda ka dhacdey dalka Faransiiska, kaas oo xisbiga Les Républicains ku dooranaayey musharaxa uga qaybgeli doona...
Diyaarad ka duushay Muqdisho oo shil ku gashay garoonka diyaaradaha Nairobi
Nairobi(INO)— Diyaarad ka duushay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa shil ku gashay garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta Air Port ee magaalada Nairobi, iyadoo muddo...
Daawo:Shabaab oo soo bandhigay gaari dagaal oo dowladda ay leedahay iyo laba Askari
Kuunyabarow(INO)- Ururka Al Shabaab ayaa deegaanka Kuunya-barow ee Gobolka Shabellaha Hoose, waxa ay ku soo bandhigeen Gaari ay leeyihiin ciidanka Xooga dalka Somaliya iyo...
Boorso qarax lagu diyaariyay oo la dhigay safaaradda Mareykanka ee dalka Filippin
Manila(INO)- Ciidamada ammaanka dalka Filippin ayaa qarxiyay boorso lagu soo diyaariyay walxaha qarxa taas oo la dhigay meel u dhow safaaradda Mareykanku ku leeyahay...
Dhageyso: Ciidanka Nabadsugidda Somalia Oo Gacanta Ku Dhigay Walxaha Qarxa
Muqdisho(INO)-Ciidanka Nabadsugidda Soomaaliya ayaa howgal ay ka sameeyeen duleedka Magaalada Magaalada Baledweyne , waxa ay kusoo qabteen Walxaha Qarxa.
Howgalka oo ka dhacay degaanka Ceel...
Dhageyso:Gudiga Doorashooyinka Federaalka oo Jawaab u Diray Guuleed
Muqdisho(INO)- Xili war qoraal ah oo ka soo Baxay Madaxweynaha Maamulka Galmudug lagu shaaciyay in Gudiga Xalinta Khilaafaatka ee Doorashooyinka lagu dhaliilay inuusan gudan...
Dhageyso:Qareen Soomaaliyeed Oo Baaray Musuq Maasuqa Doorashooyinka Dalka
Muqdisho(INO)- Iyadoo ay jiraan Musuq maasuqyo lagu sameeyay Doorashooyinkii XIldhibaanada ee ka dhacay Dalka ayaa waxaa soo baxay Sharci yaqaano Booqday Degmooyinka ay Doorashooyinka...
Xildhibaan Dalxa Oo Beeniyay In Ilaaladiisa Ay Soo Doorteen
Baydhabo(INO)- Xildhibaan Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo todobaadkii tegay ku soo baxay doorashada ka socota magaalada Baydhabo ee Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay arrimo...
Dhageyso: Wasiirka Beeraha iyo Waraabka KGS Oo Ka Hadley Nuxurka U Jeeda Safar Uu...
Nairobi(INO)- Wasiirka Beeraha iyo waraabka Ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Xassan Fiqqi ayaa si kulul uga hadlay arimo isaga ku saabsan oo maalamahn...
Beesha Caalamka Oo Ku Jaah-Warersan Doorashada Soomaaliya 2016
Muqdisho(INO)- Waxaa markii afaraad dib u dhac ku yimid xiliga Doorashada Madaxweynaha iyo Shirguddoonka Baarlamaanka Soomaaliya.
Doorashada 2016 ayaa lagu wadey in ay dhacdo dhamaadkii...
Daawo: Beelaha Hawiye oo baaq u direy gogalna u fidiyey Beelaha kale ee Soomaaliyeed...
Mogadishu (INO) -Kulan ay isugu yimaadeen dhaqanka & waxgaradka beelaha Hawiye laguna diidanaa dulmiga iyo musuqmaasuqa doorashooyinka dalka ka jira ayaa lagu qabtey magaalada Muqdisho....
Aqriso: Magacyada iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan 2 Mudane Oo Maanta Lagu Doortey...
Baydhabo(INO)- Magaaladda Baydhabo waxaa ka socoda Wajiga 3aad ee doorashooyinka Aqalka Hoose ee barlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad goboleedka ee Koonfur galbeed ayaa sheegay...
Daawo:Suldaanka Guud Ee Beesha Tunni, Musharaxiin iyo Waxgarad Diidey Natiijadii Ka Soo Baxdey Doorashadii...
Baydhabo(INO)- Suldaanka Guud iyo odayaasha Beesha Tuni iyo Ergada Beeshaasi ayaa Sheegay in aysan ka qayb galin Doorashada Xubnaha Beeshaasi uga mid Noqon lahaa...
Daawo Cadeymo: Musuq Maasuqii Ugu Xumaa Oo Lagu Sameeyey Ergadii Beesha Bagadi.
Baydhabo(INO)- Wasiir dowlaha arimaha dibada Khaalid Cumar Cali, ayaa sheegay in magaalada Baydhabo doorashada ka dhacday ay aheyd mid lagu qaatay kursigiisa isaga oo...
Dhageyso: Xildhibaan Adan Maxamed Cali ” Mursal Xad gudub Aan La Ilaawi Karin Ayuu...
Baydhabo ( INO)-Xildhibaan Adan Maxamed Cali oo ka mid ah Xildhibaanda Barlamaanka Soomaaliya Kana Mid ahaa Musharaxiinta Aqalka Hoose ee ka tartamaysay Magaalada Baydhabo...
DEG DEG+Sawiro: Sheekh Aaden Maxamed Nuur (Sh. Aaden Madoobe) Oo Ku Guuleystey Kursiga 1aad...
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolk Bay ka Socoda Wajagii 3aad Ee doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Sheekh...
Daawo: Ergada Beesha Hiif Muga ay u gudbisteen Doorashooyinka Koonfur Galbeed oo la Musuqmaasuqay
Baydhabo ( INO)-Malaaq Siidow Muuse Maadow Oo ah Malaaq Guud Beesha 5ta Caleemood ayaa sheegay in guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed ay badaleen Ergooyinkii saxda...
Puntland sheegtay iney hakineysa doorashooyinka ka socdo magaalada Garowe
Garowe(INO)— War qoraal ah oo kasoo baxay Puntland ayaa looga hadlay doorashada aqalka hoose iyo inaan xubno kordhin aqalka hoose ah loo sameyn karin...
Al-shabaab oo weeraray saldhiga ciidamada Militariga ee deegaanka Laanta Buuro
LaantaBuuro(INO)— Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamo katirsan Alshabaab weerar ku qaadeen deegaanka Laanta Buuro ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Dagaal...
Kulamo iyo Isbaheysi xoogan oo looga soo horjeedo Madaxweynaha Maamulka KGS, Shariif Xasan Sheikh...
Nairobi (INO) - Tan iyo markii ay soo bateen falalka ay ka mid yihiin kadeedidda iyo cagajugleynta loo geysto musharaxiinta, ku feegaaridda liisaska ergada...