Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolk Bay ka Socoda Wajagii 3aad Ee doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Sheekh Aaden Maxamed Nuur (Sh. Aaden Madoobe) Oo Ku Guuleystey Kursiga 1aad Ee Beesha Hadamo/ Shirmooge.
- Sheekh Aaden Maxamed Nuur 49 Cod
- Fadumo Maxamed Axmed way tanaasushey.
Ergada ku sugan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa soo dooranaya xubnaha ay u arkaan in ay u qalmaan xilkan.