Dhageyso:Gudiga Doorashooyinka Federaalka oo Jawaab u Diray Guuleed

0
182

Muqdisho(INO)- Xili war qoraal ah oo ka soo Baxay Madaxweynaha Maamulka Galmudug lagu shaaciyay in Gudiga Xalinta Khilaafaatka ee Doorashooyinka lagu dhaliilay inuusan gudan waajibaadkii la saaray ayaa gudiga doorashooyinku kulan gaar aha ka yeeshay Cabashooyinka ka taagan Cadaado,

Afhayeenka Gudiga doorashooyinka federaalka heer Dowlad Goboleed  ee deegaanada Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay kulan gaar ah ku yeesheen Magaalada Cadaado kaasi oo laga soo saaray Go’aano kala duwan oo laga gaaray Kuraastii lagu muransanaa ee Xildhibaanada,

Halkan Ka Dhageyso