Monday, June 30, 2025

Dhageyso: Gudoomiyaha Gudiga Doorashada KGS Oo Ka Hadley Qaabkii Ay U Dhameeyeen Doorashada

Baydhabo(INO)- Magaaladda Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay waxaa  lagu soo gabagabeeyay doorashadii aqalka hoose, iyadoo  lagu doortay xubnihii u dambeeyay Ee Dowlad Goboleedka Koofur...

Dhageyso: Wararkii Ugu dambeeyey Khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay Buur-hakaba

Buurhakaba(INO)- Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Bay. Qaraxan oo ahaa Miinada nuuca dhulka...

Daawo:Horumarada Ka Hilaacaya Magaalda Baydhabo

Baydhabo(INO)- Magaalada Baydhabo Ee Ka Socoda Maashriic Horumarineed  iyo dib u dhiska wadooyinka Magaalada.  Halkan Ka Daawo VIDEOWariye Abshir Maxamed Nuur, Idale News Online, Baydhabo

Bernard Cazeneuve oo loo magacaabey Raysalwasaaraha Faransiiska

Paris(INO)- Wasiirkii arrimaha gudaha ee Faransiiska Bernard Cazeneuve ayaa loo magacaabey Raysalwasaare kadib Manuel Valls, sida laga soo xiganayo Madaxweynaha Faranskiiska François Hollandes. -Waa shakhsi...

Syria: Ruushka iyo Shiinaha oo VETO saarey qaraar UN-ku ka gaari lahaa Xalab

NY(INO)- Labada dal ee kamid ah dalalka iska leh diidmada qayaxan ee VETO Ruushka iyo Shiinaha ayaa VETO u isticmaaley qaraar ay u codeeyeen...

Micheal Keating oo ka digay in sanadka cusub ee 2017 gaarto doorashada madaxweynaha

Muqdisho(INO) - Wakiilka xog-hayaha guud ee QM Micheal Keating ayaa war  ka soo saaray doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo tan madaxweynaha ee Soomaaliya, isaga oo...

Aqriso: Liiska 37 Siyaasiyiinta xilalka horay u soo qabtay ee Doorashadii Baydhabo ku...

Baydhabo(INO)- Doorashooyinka Xubnaha Aqalka hoose ee lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, ayaa inta badan siyaasiyiinta ku soo baxay waxa...

Aqriso: Magayacada iyo Beelaha Ay Soo Jeedaan 69 Mudane Oo Laga Soo Doortey Koonfur...

Baydhabo(INO)- Gudiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Soo Gebo Gabeeyey Doorashada 69 Kursi oo laga soo doortey Degaanada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoona...

Dhageyso:Madaxweynaha oo ka hadlay Ololaha Doorashada Madaxtinimada

Kismaayo(INO)- Doorashooyinka xildhibaanada Aqalka Hoose ee baarlamanka Soomaaliya oo ka socday dhowr magaalo oo dalka ka mid ah ayaa iminka maraya heer gebo gebo...

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmaya

Muqdisho(INO)- Shirka hoggaamiyeyaasha Madasha Wadatashiga Qaran ayaa lagu wadaa in uu berri ka furmo Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Madaxda maamul goboleedyada Qaar ayaa Maanta...

Daawo:Koonfur Galbeed Oo Soo Afjartay Doorashada Aqalka Hoose

Baydhabo(INO)- Koonfur-galbeed Soomaaliya ayaa   soo Af-jaray doorashada xubnaha Aqalka Hoose, iyadoo 69-kii Xubnood ee laga doonayay maamulkaan la wada doortay. Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose...

Maxaa laga filan karaa doorashooyinka Somaliya?

Baydhabo(INO)- Marka aad si dhow u eegto qaabka lagu soo xulayo Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Somaliya, ayaa waxaa laga filan karaa rajo beel...

Duqayn dhinaca cirka oo xalay ka dhacday Gobolka Shabellaha Hoose

Toora-toorow(INO)- Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in weerar dhinaca cirka uu xalay ka dhacay tuulo hoos-tagta Deegaanka Toora-toorow ee Gobolkaasi. Diyaarado...

Ciidanka Puntland oo foodda gelin la’ Degmada Qandala

Qandala(INO)- Ciidanka Puntland oo toddobaadkii hore ku dhaqaaqay Degmada Qandala ee Gobolka Bari, ayaa waxaa la soo sheegaya in ay foodda gelin la’yihiin wadada...

Daawo:Dowladda oo soo bandhigtay doon si sharci-darro ah uga kallumeysaneysay xeebaha Soomaaliya

Muqdisho(INO)- Wasiir ku xigeenka wasaraadda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Siciid Jaamac Maxamed Qaalib oo shir jaraa`id uu Muqdisho ku qabtay ayaa kaga hadlay...

Daawo:Kaamero qabatay shil mooto oo foolxun

Nairobi(INO)- Darawal iyo ruux kale oo la socday ayaa dhaawacyo culus waxa ay kasoo gaareen shil mooto kaddib markii ay ku dheceen gaari wado...

Dhageyso+Sawiro: Shacabka Baydhabo Looga Baaqay Inay Ka Qiib Qaaataan Dhismaha Wada..

Baydhabo(INO)- Culumaa'udiinka, Gobolka Bay, Waxgarada iyo Maamulka  Degmada Baydhabo ayaa Ku baaqey in laga wada qiib qaato Dhismaha Wada dheer ee Dhexmarta Magaalada Baydhabo  Taasoo...

Dhageyso: Barakacyaal Ku Rafaadsan Degmada Xudur

Xudur(INO)- Dadkii Dhawaan ka soo Barakacey Xasrada Degmada Tiyeeglow oo ku sugan degmada Xudur ee Xarunta gobolka Bakool ayaa xiligaani waxaa ay sheegeyaan in...

Madaxweyne Xassan Sheekh oo socdaal siyaasadeed ku tagay magaalada Kismaayo

Kismaayo(INO) -- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max'uud iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor dhaw gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Wafdiga madaxweynaha...

Doorashadii Jowhar Oo U Hakatay Ergo La’aan

Jowhar(INO)- Sida uu soo sheegayo wariyaha Idale News Online ee magaalada Jowhar waxaa maanta jirin wax doorasho ah oo ka socota magaaladaasi. Wararka ayaa sheegaya...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...