Kismayo (INO)-Waxaa magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose soo gaadhay Wafdi uu Hogaaminayey Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay.
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islam iyo ergayga gaarka ah ee qaramada Midoobe u qaabilsan arimaha Somaliya ayaa ka wada hadlay arimo dhowr ah, Waxayna intaasi ka dib si wada jir ah ula hadleen Warbaahinta.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Onlie, Kismaayo