Muqdisho(INO)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku kala diray Golaha Adegga Garsoorka, ka dib qodobo dhowr ah oo wareegtada lagu xusay.
Xeerkaan kala dirista Golaha Adegga Garsoorka ayaan saameyn ku yeelandoonin gudoomiyaha maxkamada sare ee dalka iyo sidoo kale xeer ilaaliyaha guud ee qaranka.
Baarlamaanka iyo xukuumadda Soomaaliya ayaa loogu baaqay in si deg deg ah kusoo dhameystiraan Dhismaha Golaha Adegga Garsoorka.
RIIX-HALKAAN-SI-AAD-WAREEGTADA-U-AKHRISATO
Idale News Online, Muqdisho.