Dowlada Somalia oo wado Siyaasado lagu soo xiragalinaayo Horjoogayaal ka tirsan Xoogaga Alshabaab
Muqdisho(INO)-Saraakiisha Amaanka Dowlada Somalia, ayaa laga soo xigtay in Dowladu ay wadahadal kula jirto Tiro Horjoogayaal ka tirsan Alshabaab.
Horjoogayaasha ay Dowladu wada-hadalka kula jirto,...
Xildhibaan Dalxa “Hadii Cadaalad rasmi ah la helo Dowlad adag ayaa hirgalaysa”
Muqdisho(INO)-Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa muujiyay cadaalad darada ka jirta dalka Soomaaliya iyo sababta dalka uu uga bixi la’yahay...
Jubbada Hoose: Kenya oo Cirka iyo Badda ka “Duqeysay” Jaziiradda Kudhaa
Kudhaa (INO) -- Ciidanka Kenya ayaa Duqeymo dhanka Cirka iyo Badda ah ka geestay Jaziiradda Kudhaa, ee Gobolka Jubbada Hoose oo Tacadiyo ka wadaan...
Siyaasi uu dhalay Ra’iisul wasaarihii hore oo laga hoos magacaabay Muungaab +Qorshe cusub
Muqdisho(INO)-Waxaa dhowaan soo baxay warar sheegaya in agaasimaha guud ee Gobolka Banaadir loo magacaabay Joon Nuur Xasan Xuseen oo ah wiil uu dhalay ra’iisal...
Dhaqaatiir & Arday qaab cusub ugu biiray Xoogaga Daacish
Riqqa(INO)-Warbaahinta dalka Britain ayaa baahisay in ku dhawaad sagaal ruux oo u dhashay dalka Britain, ay si nidaam cusub ugu biireen Maleeshiyaadka Daacish ee...
Dagaalyahno Al-Shabaab Ah Oo Ku Dhamaaday Qarax Ay Aasayeen
Berdaale(INO)-Maamulka degmada Bardaale ayaa ka hadlay qarax Alshabaab ay ku dhamaadeen oo ka dhacay duleedka degmada Bardaale ee gobolka Bay.
Maxamed Isaaq Caracas, gudoomiyaha degmada...
Daawo:“Nin Soomaali Maraykan ah oo iska tarxiilayay Dalka Mareykanka oo lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha...
MN(INO)-Booliiska dalka Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay xabsiga dhigeen nin Soomaali ah oo sheegay inuu asagu uu iskiisa isaga tarxiilaaya dalka Mareykanka ka...
Wadan Dadkiisa Amar Ku Siiyay in Mudo Sadax Maalin ah Aysan Kasoo Bixin Guryahooda...
Muqdisho(INO)-Shacabka kunool Dalka Sierra Leone ee Galbeedka Qaarada Afrika ayaa lagu amray in guryahooda aysan kasoo bixin mudo sadax maalin ah , si looga...
Shaxda madaxweyne Xasan iyo xulafadiisa waa dad wax ha helaan, dadna wax ha waayaan..
Muqdisho(INO)-10-kii Sebtember, sanadkii 1970kii waxey noqotay maalin mugdi ka ah Taariikhda Soomaaliya, waxaana ugu wacnaa, iyadoo uu Kelitaliyehii Soomaaliya Jeneraal Maxamed Siyaad Barre uu...
Dhageyso RADIO IDALE: Taliska booliska gobolka Bay oo sheegay iney qabteen gaadiid iyo rag...
Baydhabo(INO) Taliska booliska gobolka Bay ayaa sheegay iney gacanta kusoo dhigeen gaadiid lagu diyaarinayey waxyaabaha qarxa iyo dadkii doonayey iney fuliyaan qaraxyada,taliyaha ciidamada boolsika...
Wasiirka Dhaqan Celinta& Tababarka Maleeshiyada Ee Dowlada KGS Oo Maanta Kormeerey Xarun Lagu Tababaraayey...
Baydhabo(INO)-Wasiirka wasaaarada Dhaqan celinta iyo Tababarka Maleeshiyada Ee dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xasan ayaa maanta booqadey xarun tababar ugu socodey Ciidamo...
DEG DEG: Dagaal ka Socda Kudhaa & Shabaab oo inta Badan laga Saaray Jasiiradda
Kudhaa (KON) – Wararka ka Imaanaya Jasiiradda Kudhaa ee Gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in Halkaas Saakay uu ka Billowday Dagaal Xooggan oo u...
Ciidamadii Ugu Horeeyay Badda Ee Dowlada KGS Oo Tababar Loogu Qaadayo Dalka Jabuuti
Muqdisho(INO)-Ciidamadii ugu horeeyay ee badda Dowlada Koonfur Galbeed ayaa la filayaa inay dhowaan u dhoofaan dalka Jabuuti si ay tababar dhanka ilaalada xeebaha ah...
Dhageyso:Shir looga hadlayo sidii xal loogu heli lahaa dhibaatada Soomaaliya oo ka furmay gobolka...
MN(INO) Abuukar Armaan oo ka mid ah Soomaali uu shir uga socdo magaalada Minneaplis ee gobolka Mennisota ee wadanka Maraykanka ayaa ka warbixiyey waxyaabaha...
Dhageyso Radio Idale:Qorshe looga hortagayo go’doominta Shabaab ee Buulaburde
Muqdisho(INO)-Taliyaha Ciidamada Millatariga Degmada Buula-burde Cabdullahi Cilmi Barre ayaa sheegay in si looga hortago go’doominta Al Shabaab ee Degmada ay fariisimo ka sameysanayaan Deegaanada...
Dhageyso Radio Idale:Gen. Qaafow oo soo dhaweeyey xilka qaadista lagu sameeyey
Muqdisho(INO) Gen. Maxamed Maxamud Xasan Qaafow oo wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan SH Maxamuud looga qaaday xilkii uu ka hayey...
Puntland oo dib uga guratay heshiiskii ay la gashay DF Soomaaliya
Garowe(INO)- Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland ayaa sheegay in wax hishiis ah oo dhanka Qeyraadka, Dastuurka iyo arimo kale uusan kala dhaxeynin dowlada Soomaaliya.
Saciid Xasan...
Dad maanta lagu dilay, laguna dhaawacay Degmada Afgooye
Muqdisho(INO)-Laba ruux, ayaa waxaa maanta lagu dilay Suuqa Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo saddex kalana ay dhaawacyo kala duwan ka soo gaareen.
Dadkaasi,...
Ciidanka Nabad Suggida Soomaaliya oo xiray Isgoyska Dabka ee Magaalada Muqdisho
Muqdisho(INO)-Ciidanka Hay’adda Nabad Suggida Gobolka Banaadir, ayaa daqiiqado ka hor waxay xireen Isgoyska Dabka ee Magaalada Muqdisho, ka gadaal markii lagu arkay gaari nooca...
Madaxweynaha Somaliya oo xil ka qaadis ku sameeyay General Qaafow
Muqdisho(INO)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xil ka qaadis rasmi ah ku sameeyay Taliyihii qaybta 12-ka April ee Ciidanka Xooga General Maxamed...


















