Saturday, December 20, 2025

Daawo: Wasaaradda Waxbarashada Ee KGS Oo Ku Amartey Goobaha Waxbashada Ee Baydhabo In Lagu...

Baydhabo(INO)-Wasaaradda Waxbarashada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta dhaqan galisey xarumo lagu barto luuqda May-ga oo ka mid ah luuqadaha Af Cushtic-ga ee Looga...

Xasan Sheekh oo goor dambe soo baraarugay: Qorshaha madaxweynaha & caqabado haysta

Muqdisho(INO)-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay tagay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud, isagoo hogaaminaya wafdi ka tirsan labada gole si...

Muqdisho Oo Lagu Arkay Ciidamo Ka Duwan Kuwa DF Soomaaliya

Muqdisho(INO)-Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa soo gaaray ciidamo cusub oo ka mid ah xooga dalka gaar ahaan kuwa loo yaqaano Kumaandooska, kuwaa oo...

Dhacdo Halis Ah Oo Ka Dhacday Kismaayo Ee Gobolka Jubba Hoose

Kismaayo(INO)-Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubadda Hoose waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacday dhacdo halis ah, iyadoo tani aad looga hadal haayo dhamman xaafadaha magaalada...

Qaramada Midoobay oo u hanjabtay madaxda South Sudan

Jubba(INO)-Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujiyay guul darada ay Madaxweynaha  Sudanta Koonfureed Salva Kiir iyo hogaamiyaha Mucaaradka Riek Machar ay ku...

Daawo: Wasiirka Hub Ka Dhigista, Dhaqan Celinta&Tababarada Maleeshiyaadka Ee KGS&Wefdi Caalami Ah Oo Maanta...

Baydhabo(INO)-Waxa  maanta  booqasho ku tagey xarun lagu dhaqan celinayo, meleeshiyaad ka soo goostey kooxda mayalka adag ee soomaalida Al-shabaab wasiirka wasaaradda hub ka dhigista,...

Col. Barre Hiraale”In DF Soomaaliya ay buun-buuniso maamulka Axmed Madoobe sandullo ayaa looga dhigay”

Muqdisho(INO)-Iyadoo ay mudooyinkaani dambe muuqaneysay Siyaasado xawaare ku socda oo dhexmaraaya DF Somalia iyo Maamulka Jubba, ayaa waxaa sababta arrintaasi ka dambeysay iftiimiyay Col....

Derbiga Kenya ay ka dhiseyso xuduudka Somalia, Xaalad amni mise dhul boob cusub?

Nairobi(INO)-Kenya waxay ku dhawaaqday inay derbi weyn ay ka dhiseyso xuduudka ay la leedahay Soomaaliya si amaankeeda ay u ilaaliso ugana hortagto weeraro xuduudka...

Cadaadis ka dhan ah muslimiinta oo ka bilowday uganda iyo iskulada musliminta oo albabada...

Kampala(INO)-Shan goobood oo Madaraso ah oo ku yaala dalka Uganda ayaa waxaa xiray ciidamada booliska dowlada Uganda kuwaasi oo masuuliyiintooda lagu eedeeyay iney ardada...

Madaxweyne Xasan oo soo jeediyay Dowlad Goboleed ay ku jirto caasimada Muqdisho

Muqdisho(INO)-Madaxtooyada Soomaaliya ayaa bilowday dadaal xowli ku socda oo lagu sameynayo maamul goboleed cusub oo ku soo biiraya maamul goboleedyadii kumeelgaarka ahaa ee nidaamka...

Daad xoogan oo qaaday Abwaan Hadraawi & Gaari uu watay

Hargeysa(INO)-Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in gaari uu watay Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi iyo saddex qof oo...

Ciidanka AMISOM oo ka Baxay qeybo ka mid ah Shabeelaha hoose

Aw-Dheegele(INO)-Ciidamada Midowga Africa ee Dalka Jooga ayaa ka Baxay Xalay iyo Maanta Fariisimo ay ku lahaayeen Gobolka Shabeelaha hoose, kuwaa oo ay ku sugnaayeen...

Britain oo ciidamadeeda kala baxday Magaalada Sanca ee Wadanka Yemen

Sannca(INO)-Dowladda Boqortooyada Britain, ayaa ciidamadeeda sida gaarka ah u tababaran kala baxday Magaalada Sanca, ka gadaal markii uu soo xoogeytay xiisadda ka aloosan dalkaasi...

Daawo:Madaxweynaha oo la kulmay wakiillada dadka naafada

Muqdisho(INO): Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wakiillo ka socda una ololeeya sugidda xuquuqda dadka naafada...

Kulan xasaasi ah oo Madaxtooyada Kismaayo uga socdo wafdi heer Wasiir & Maamulka Jubba

Kismaayo(INO)-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka wasaaradaa Arrimaha gudaha Somalia C/raxmaan Odawaa ayaa goordhow gaaray Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada hoose. Wasiirka ayaa waxaa socdaalkiisa safar ku...

C/Fataax Xasan Afrax “25-ka Bishan Baledweyne waxaa ka furmaya shir looga hadlaayo Maamul u...

Baledweyne(INO)-Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee dowladda Federaalka Soomaaliya C/fataax Xasan Afrax ayaa sheegay in 25-ka Bishaan Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan uu ka furmaayo...

Tarsan oo si adag uga digay dhibaato ka dhalan karta hanaanka Federaalka dalka Soomaaliya

Muqdisho(INO)-Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” ayaa ka digay qatar ka dhalan karta hanaanka Federaalka dalka Soomaaliya, xilli Gobolada dalka laga...

Axmad madoobe oo wacad kumaray inay ka hortaggi doonaan Al-shabaab

Kismaayo(INO)-Xilli Ciidamada Maamulka Jubbaland iyo Amisom ay bilaa dagaal kula wareegeen Jazeerada Kudhaa ee Gobolka Jubbada Hoose, ayuu Maamulka Jubbaland sheegay inay ka hortaggi...

Kenya oo ku dhowaaqday xilliga ay billaabeyso dhismo darbi ay ku xirta xuduudda Soomaaliya

Nairobi(INO)-Dowlada Kenya ayaa sheegtay in todobaadkaan ay bilaabeyso dhismaha darbi weyn oo ay ka dhiseyso xuduuda ay la wadaagto dalka Soomaaliya, kaasi oo qeyb...

Madaxweyne Xassan oo kulamo gaar gaar ah la qaadanayo Odayaashii soo xulay Barlamanka Somalia

Muqdisho(INO)-Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Maxamuud iyo Xubno Siyaasiyiin ka tirsan Dowlada ay wadaan qorsho ay ku fashilinaayo in Doorasho...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...