Dhageyso RADIO IDALE: Xoogaga Al-Shabaab Oo Ku Gubay Raashin iyo Lacago Gobolka Bakool
Xudur(INO)-Wararka ka imaanaya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Gaari Dameer Raashin iyo Lacag ay lahaayeen Ganacsato lagu gubay Gobolka sida ay sheegayaan Laamaha Amaanka.
Gudoomiyaha...
Dhageyso RADIO IDALE: Baarlamanka Dowlada KGS Oo Mudo 2 Todobaad Gudahood Lagu Dhisaayo
Baydhabo(INO)-Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa rajo wanaagsan ka qabta in muddo Laba Todobaad ah kusoo dhisto baarlamaanka Dowlada KGS.
Siyaasiga Cabdiqaadir Abukar Ibraahim oo ka...
Askari Fal layaab leh ka sameeyay Villa Baydhabo & Saraakiil ama kaagay
Muqdisho(INO)-Wararka aanka heleyno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada meletariga uu isku daldalay xarunta Taliska Villa Baydhabo ee magaalada Muqdisho.
Sida ay...
Khilaaf ka dhex curtay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Proff.Jawaari kaddib arrin xasaasi oo la...
Muqdisho(INO)-Ilo wareedyo ka tirsan dowladda Soomaaliya, ayaa xaqiijiyay in Khilaaf xoogan uu xiligaani ka dhex curtay madaxweyne Xasan iyo Gudoomiyaha BF Somalia Maxamed Sheekh...
Akhriso: Waxqabadka Usbuucla Ah Ee Dowlada Federalka Soomaaliya
Muqdisho(INO)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...
Abukaate Cumar”Gudiga garsoorka waxay ahayeen caqabad”
Muqdisho(INO)-La taliyaha madaxweynaha ee xagga sharciga Abukaate Cumar Maxamed Cabdulle ayaa u sheegey in mid ka mid ah sababihii loo kala direy golaha adeegga...
Ethiopia oo shuruud cusub ku xirtay in Somalia ay ka baxdo (Go’aanka ma ayadaa...
Muqdisho(INO)-Dowlada Ethiopia ayaa ku dhawaaqday xiliga rasmiga oo ciidamada ka jooga Soomaaliya ay kala baxeyso dalka Soomaaliya, ciidamadaasi oo qeyb ka ah howlgalka AMISOM...
Daawo: Siyaasiga Weyn Ee KGS Cabdillahi Leesto Oo Ka Jawaabey Eedeyn Ugu Timid Kooxda...
Baydhabo(INO)-iyadoo dhawaan ay baahisey warbaahinta kooxda mayalka adag ee soomaalida Al-shabaab , muqaal nin ay ku eedeyeen inuu ahaa jaajuus oo Magaciisu lagu sheegey...
DEG DEG: Dagaal Ba’an Oo Saaka Ka Qarxey Deefoow iyo Kabxanleey Ee Gobolka Hiiraan
Hiiraan(INO)-War hada soo dhacay ayaa sheegaya in Dagaal beeleedkii mudo ka badan labo sano ka taagnaa Gobolka Hiiraan uu dib uga qarxay Deegaanada Deefoow...
Daawo:Faah faahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa Qaraxyadii lagu weeraray masaajidyo kuyaala Yemen
SANCA(SHL-NEWS)-Weeraro loo adeegsaday dadka Is qarxiyey ayaa lagu qaaday labo masjid oo kuyaala magaalada Sanca ee dalka Yemen, waxaana ilaa hada la xaqiijiyey dhimashada...
Dhegayso: Faaqidaadda Todobaadka ee VOA-da oo Siyaasiyiin caana fooda isku dareen iyo Hiigsiga Soomaaliya...
Muqdisho (INO) Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka waxa uu ku saabsanyahay Higsiga 2016 waxyaabaha ka suurtagalay, iyo waxyaabaha ka dhiman iyo caqabadaha hor taagan iyo sida...
Dhageyso RADIO IDALE: Maamulka Degmada Buurhakaba Oo ka warbixiyey Dad Ka Barakacey Degmadaasi
Buurhakaba(INO)-Wararka ka imaanaya degmada Buurhakaba ee gobalka Bay ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay Biyo la’aan baahsan, taasi oo keentay in...
Madaxwaynaha Nigeria Oo Ololihiisa Doorashada Ku Sheegay In Deeganada Boko Haram Haysato Laga Saari...
Abuja(INO)-Madaxweynaha Nigeria Goodluck Jonathan ayaa sheegay in uu aaminsanyahay in Boko Xaram laga saari doono dhamaan degaanada gacanta ugu jira muddo bil gudaheed ah.
Madaxweynaha...
Kenya oo xirtay Sheekh Xasaan markii uu Al shabaab ugu baaqay inay ku biirto...
Nairobi (INO) -- Ciidanka Booliska ayaa Xalay Gurigiisa Magaalada Nairobi kala baxay Wadaadka Taageera Kooxda Al shabaab ee Sheekh Xasaan Xuseen.
Wararka Idale News Online...
Rw, CCC Sharma’arke”Ma dheera Xilligii Dalka ay ka Bixi lahaayeen Ciidanka AMISOM”
Doha (INO) - Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay dalka ka baxayaan marka la gaaro Sannadka soo socda ee 2016-ka, isagoo...
Daawo: Sheekh Maxamed Idiris Axmed Oo U Digay Madaxda Dalka
Muqdisho(INO)-Sheekha weyn ee Soomaaliyeed Sh Maxamed Idris Axmed ayaa digniin culus u diray Madaxda Dalka Soomaaliya iyo cid walba oo doonaysa in ay Xil...
Daawo: RW, Itoobiya Oo Shaaciyey In Ay Wiiqantay Awooda Al-shabaab
addis Ababa(INO)-Ra'iisal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn oo wareysi siinayay CCTV ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan xaalada dalka Soomaaliya sida dagaalka...
Dageyso:Dowlada Soomaaliya oo soo dhaweysay duqeyntii lagu dilay Adan Garaar
Muqdisho(INO)-Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay weerar diyaarad Maraykanku leeyahay ay Jimcihii ku dishay Adan Axmed Isaq Garaar oo ka mid ahaa saraakiisha sare-sare ee...
Qormo:Federaal Xal ma u yahay Soomaaliya,hadiiba la qaato sidee ugu haboon in loo qaato?
Muqdisho(INO)-Federal Marka la hadlayo waxaa lagu macneeyaa Xukunka oo hoos loo dadajiyo, ayadoo awooda la siinaayo Gobolada, ayna jirayso Dowlad dhexe oo aanan awood...
Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Bay Oo Biyo La’aan Looga Barakacay
Buurhakaba(INO)-Sida ay sheegayaan Dad Deegaanka Xaaladda Biyo’aan ee waayahaan ka jirtay Degmada Buurhakaba ayaa gaartay heer Dadkii ay Deegaanadooda uga barakacaan Biyo ‘l’aan si...

















