Monday, June 30, 2025

WARARKA MAANATA

ENGLISH IN NEWS

2,770FansLike
1,451FollowersFollow
28,800SubscribersSubscribe
  output_UhhN6z

Maanta oo ah Maalinta Cudurka Sonkorowga Caalamiga ah

Baydhabo(INO)-Maanta oo ku beegan taariikh 14 bisha Nofeembar ayaa waxaa loo dabbaal dagayaa daafaha caalamka oo dhan dadaalada looga soo horjeedo cudurka Sonkorowga ama...

BREAKING: Somalia’s electoral body dismisses re-election of Sports Minister

Somalia’s electoral body has dismissed the victory of Somalia’s minister for Youth and Sports, Mohamed Abdullahi Noah in parliamentary election that took place on...

Cambaarta

Cambaarta waxey kamid tahay caabuqyada ku dhaca maqaarka, waxay caan ku tahay jaan maqaarka kamid ah oo guduud/casaan noqota, biyo gala maqaarka, iyo cuncun...

Dr.Dufle oo ka hadlay qaabka looga hortagi karo cudurka Kaduudiyaha iyo habka loo daweeyo

Muqdisho(INO)— Dr. Cismaan Max’uud Dufle oo ka tirsan dhaqaatiirta Soomaaliyeed, Barrena ka ah Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacada Banaadir ayaa ka hadlay dhibaatada cudurka Soomaalidu...

Sport news

Senator Faroole Oo Dhaliil u Jeediyey Maamulka Puntland

Muqdisho(INO)- Senator C/raxmaan Faroole oo ka hadlay abaarta ka jirta deegaannada maamulka Puntland ayaa dhaliil u jeediyey madaxda iyo Labada gole ee maamulkaasi, kadib...

Feysal Cali Waraabe: ” waxaa la doonayaa in Soomaaliya Xariidada Adduunka laga tir tiro”

Hargeysa  ( INO)-Siyaasiga Feysal Cali Waraabe oo ka mid ah Axsaabta Mucaaradka maamulka Soomaaliland oo u warramayay Warbaahinta ayaa ka hadlay Shirarka Madasha Wadatashiga...

Ahlusunada Gobolada Koonfureed Oo Dalbatay In Laga Taageero Dagaalada Ay Ka Wadaan Gobolada Koofureed,

Muqdisho: Ahlsunada Gobalada Koonfureed ee dalka Soomaaliya, ayaa xilligaan dalbanaysa taageero ku aadan dagaalka ay kula jiraan dagaalamayaasha Shabaab ee Koonfurta Soomaaliya ku sugan. Afhayeenka...

Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo dib ula Wareegay Deegaan ka tirsan Gobolka Bakool

Xudur(INO) — Ciidanka Dowladda Somalia iyo kuwa Itoobiya ee AMISOM ayaa dib ula wareegay Deegaanka Garas-weyne ee Gobolka Bakool, kaddib Al-shabaab ay Toddobaadkii hore...

Dhageyso: Gudoomiyaha Degmada Waajid Oo Ka Hadley Aminiga iyo Roobab Ka Da’ey Degmadaas

Baydhabo(INO)- Gudoomiyaha Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool C/laahi Yariisow ayaa ka warbxiyey Xaalada Degmadaas isla markaana waxa uu sheegey Roob dadka iyo Duunayada ay...

Recipes

Dhageyso: Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Cadeeyey Mowqifka DFSoomaaliya Dagaalka Ka Dhanka...

Muqdisho(INO) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan SH Maxamuud ayaa difaacay go’aankii ay dowladda federaalka Soomaaliya ku taageertay dagaalka lagu hayo Xuutiyiinta dalka Yaman xili...