Friday, May 23, 2025

WARARKA MAANATA

ENGLISH IN NEWS

2,770FansLike
1,451FollowersFollow
28,800SubscribersSubscribe
  output_UhhN6z

Maanta oo ah Maalinta Cudurka Sonkorowga Caalamiga ah

Baydhabo(INO)-Maanta oo ku beegan taariikh 14 bisha Nofeembar ayaa waxaa loo dabbaal dagayaa daafaha caalamka oo dhan dadaalada looga soo horjeedo cudurka Sonkorowga ama...

BREAKING: Somalia’s electoral body dismisses re-election of Sports Minister

Somalia’s electoral body has dismissed the victory of Somalia’s minister for Youth and Sports, Mohamed Abdullahi Noah in parliamentary election that took place on...

Cambaarta

Cambaarta waxey kamid tahay caabuqyada ku dhaca maqaarka, waxay caan ku tahay jaan maqaarka kamid ah oo guduud/casaan noqota, biyo gala maqaarka, iyo cuncun...

Dr.Dufle oo ka hadlay qaabka looga hortagi karo cudurka Kaduudiyaha iyo habka loo daweeyo

Muqdisho(INO)— Dr. Cismaan Max’uud Dufle oo ka tirsan dhaqaatiirta Soomaaliyeed, Barrena ka ah Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacada Banaadir ayaa ka hadlay dhibaatada cudurka Soomaalidu...

Sport news

15 Al-Shabaab fighters killed in fighting in Bakool region

Fifteen people have been killed when Somali and African Union troops clashed with Al-Shabaab Islamists in south-western Somalia, officials said Tuesday. The fighting took place on...

Yusuf Garaad :Shir Qarsoodi ah Oo 1977 looga Hadlay Soomaaliya

Muqdisho(INO)- Goobtu waa Barliin-Bari. Waa maalin Axad ah. Abriil waa 3 1977. Waa Guriga Golaha Dhexe. Shir socday shan saacadood oo dhowdhow ayaa dhex...

Daawo: 2 Wiil Oo Walaalo Ah Oo Ka Soo jeedaan Koonfur Galbeed Oo Ku...

Mozambique.(INO)-Zakiya Abuukar Sheekh Muudey iyo Cabdicasiis Abuukar Sheekh Muudey ayaa galay kaalimaha Koowaad iyo Sedaxaad tartanka Qur’aanka Kariimka ee Dalka Mozambique. Tartankani ayaa soo qabanqaabisay...

Daawo Bilicda Degmada Cadaado ee maamulka Galmudug iyo horumarka deg deg ah ay sameyay

Cadaado (INO) - Degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud isla markaasna hoostagta dowlad gobeelka Galmudug ayaa si aad ah u fidey, waxaana magaalada lagu arkayaa...

Dhageyso Shabaabka oo sheegtey in ay qabsadeen Beled-Xaawo

Sargaal ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugan magaalada B/Xaawo  laguna magacaabo Xasan C/llaahi Cali ayaa u warramay warsidaha Toosiye.com wuxuuna noo caddeeyey inay xarakada...

Recipes

Ciidamada isgarabsanaya ee dalka Mali oo fariisimo hor leh qabsaday

Ciidamada dowlada Mali iyo kuwa Faransa oo isgarabsanaya ayaa la wareegay gacan ku heynta magaalada Hombori ,kadib markii weeraro ka dhanka ah mucaaradka  ay...