Daawo: Ergada Beesha Xiif Mogaay Oo Laga Reebey Ka Qiib Galka Doorashada Kursiga 3aad...
Baydhabo(INO)- Ergada Beesha Xiif Mugaay ayaa Laga Saarey ka qiib galka Doorashada Kursiga 3aad Beesha 5ta Caleemood, Doorashadii oo dhacey isla markaana waxa ku...
DEG DEG:Nadiifo Aaden Isaaq OO Ku Guuleysatey Kursiga 3aad Ee Beesha 5ta Caleemood/Barbaare
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Nadiifo Aaden Isaaq OO Ku Guuleysatey Kursiga...
Madaxweyne Shariif Xasan oo dadaal ugu jira in la soo hormariyo doorashada Madaxweynaha
Badydhabo(INO)— Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa dadaal ugu jira sidii loo soo hormarin lahaa doorashada...
Danjire Michael Keating: “Cunaqabteynta Hubka la qaadi maayo illaa la helo kalsooni”
Muqdisho(INO)- Safiirka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating oo wareysi gaar ah siiyey Telefishinka dowlada Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo badan oo...
UK: Cunsurigii dilay Xildhibaanad Jo Cox oo la xukumay
London(INO)- Ninkii dilay Xildhibaanada ka tirsaneyd xisbiga Shaqaalaha (Labour Party) ayey maxkamada ku xukuntay xabsi daa’in.
Thomas Mair ayaa lagu helay dilka uu u geystay...
USA: Trump oo haweenay Mucaaridkiisa kamid ah u magacaabay Safiirka UN-ka
NY(INO)- Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump ayaa shaaciyey in uu safiirka Qaramada Midoobay u fadhiya Maraykanka u magacaabi doono haweenayda hada Gudoomiyaha ka...
Kenya: Kooxo hubeysan oo hub kala baxsaday Saldhig Booliis
Nairobi(INO)- Ciidamada amaanka ee Kenya ayaa weli baadi goobaya koox aan tiradeeda la aqoon oo burcad ah oo subaxnimadii shalay oo Arbaca ahayd weerar...
Daawo:Beesha Reer Dumaal Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaantey Doorashadii…
Baydhabo(INO)- Wejigii labaad ee doorashada Mudanayaasha Baarlamaanka ee Aqalka Sare oo ka socoto Baydhabo ayaa gebagebo mareysa.
Xili wejiga laabad ee doorashooyinka Baarlamanka Aqalka Hoose...
DEG DEG: Amina Sheekh Cismaan oo Ku Guuleysatey Kursiga 3aad Ee Beesha Biimaal/Reer Daadow
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Amina Sheekh Cismaan ay Ku Guuleysatey...
Madaxweynaha “Doorashooyinka dalka ka dhacay waa guul weyn oo ay Soomaaliya gaartay”
Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka Golaha Shacabka oo si habsami leh uga socda caasimadaha...
FIEIT Oo Ka Hadashay Qabadaha Dhaqaale ee Haysta Guddiga Doorashada Heer Puntland
Garowe(INO)- Guddiga Doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa markii u horraysay ka hadlay caqabadaha dhaqaale ee haysta guddiga doorashooyinka heer Puntland oo hore u...
Aqriso: 5 Xildhibaan Oo Maanta Lagu Doortey Baydhabo iyo Beelaha Ay Ka Soojeedaan
Baydhabo(INO)- Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay maanta waxaa lagu qabtay Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Doorashada oo...
DEG DEG: Jawaahir Cadaawe Cabdi Oo Ku Guuleysatey Kursiga 1aad Ee Beesha Garre
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow,Jawaahir Cadaawe Cabdi Oo Ku Guuleysatay Kursiga...
DEG DEG: Hamza Saciid Hamza Oo Ku Guuleystey Kursiga Aqalka Hoose Ee Beesha Baraawaani
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Hamza Saciid Hamza uu Ku Guuleystey...
DEG DEG: Al Shabaab Oo Si Buuxda Ula Wareegay Gacan Ku Heynta Goof-Gaduud
Baydhabo ( INO)-Dagaalamayaasha Xarakada Al Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in maanta mar kale ay dagaal kula wareegeen deegaanka Goof Gaduud ee Gobolka Bay.
Wararka...
Sheekh Bashiir “Dhaqaalaha badan ee Jaadka ku baxa, hal maalin dadka Abaarta haysa wax...
Muqdisho(INO)- Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah Guddoomiyaha Hay’ada Culimadda Somaliyed, ayaa ka qaylo dhaamiyay xaalada Abaareed ee haatan ka taagan qaar ka tirsan...
Ciidamada India oo toogasho ku diley 9 qof xadka Pakistan
Kashmir(INO)- Ugu yaraan 9 qof ayaa ku geeriyoodey todoba qof oo kalena waa ku dhaawacmeen, kadib markii Bas kuwa rakaabka ah oo laga leeyahay...
Heshiiskii Xukuumadda Colombia iyo FARC oo mar kale dib loo saxiixayo
Kolombiya(INO)- Maalinta Khamiista ah waxaa mar kale qalinka lagu duugayaa in la soo afjaro dagaalada qaatey 52 sano ee dalka Kolombiya, Koonfurta Ameerika.
Xukuumadda Colombia...
DEG DEG: Isaaq Maxamed Maxamuud Oo Ku Guuleystey Kursiga 2aad Ee Beesha 5ta Caleemood/...
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Isaaq Maxamed Maxamuud Oo Ku Guuleystey Kursiga...
Warbixin: Dib U Dhaca Doorashada Guddoonka, Musuqa Iyo Dhibaatooyinka Doorashada Bilow Ilaa Dhammaad
Baydhabo(INO)-Maanta waxaa ay shacabka Soomaaliyeed sugayeen doorashada guddoonka labada aqal ee baarlamaanka cusub 2016, waxaa muuqata in guddiga doorashada dadban, beelaha, madasha iyo maamul...