Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Amina Sheekh Cismaan ay Ku Guuleysatey Kursiga 3aad Ee Beesha Biimaal/Reer Daadow, iyadooba heshey 39 cod.
Waxayna ka adkaatey, Musharaxiinta kala ah; Cali sheekh Maxamed Gacal, Ayuub Siid Cali Xaaji iyo Mustafe Axamed Siidow.