Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Hamza Saciid Hamza uu Ku Guuleystey Kursiga Aqalka Hoose Ee Beesha Baraawaani.
- Hamza Saciid Hamza 51 Cod.
- Hani Cusmaan Abuukar 0 Cod.