Baydhabo(INO)- Wejigii labaad ee doorashada Mudanayaasha Baarlamaanka ee Aqalka Sare oo ka socoto Baydhabo ayaa gebagebo mareysa.
Xili wejiga laabad ee doorashooyinka Baarlamanka Aqalka Hoose ay meel dhexe mareyso aayaa waxaa soo baxaya cabashooyin beelaha qaar ay qabaan.
Beesha Reer Dumaal oo hal xildhibaan ku leh Baarlamaanka Federaalka ayaa Odayaashooda iyo Musharixiinta Kulan ku qabtay magaalada Baydhabo waxay kaga cabanayaa sida ay u dhacday Doorashada xubinta Baarlamaanka ay ku lahaayeey.
waxana sheegeen in arintaasi ay Dhacday xili Beeshu ay is dishay oo Khilaaf uu dhaxyaalay waxay Odoyaasha Beeshu cidkasta oo arintan wax ka qabankarta ka codsadeen sida Dowladda Fereralka,Madaxweynaha Koonfur Galbeed Gudiga Doorashada iyo Beesha Caalamanka in dib loo sooceliyo Doorashadaas.
Halkan Ka Daawo