DEG DEG: C/fataax Ibrahim Geesey Oo Ku Guuleystey kursiga 2aad Ee Beesha Leysaan /Orsi
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 3aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Xildhibaan C/fataax ibrahim Geesey kursiga 2aad Beesha Leysaan...
DEG DEG: Mad Fanax Oo Ku Guuleystey Kursiga 1AAD Ee Beesha Leysaan /Beri
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 3aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Xildhibaan Mad Fanax Oo Ku Guuleystey Kursiga...
Madaxweyne Obama” Xaaskeyga waligeed madaxweyne ma noqon doonto, mana tijaabin doonto xitaa”
NY(INO)- Tan iyo markii ay guul-darro kasoo hoysay doorashada dalka Mareykanka haweeneyda lagu magacaabo Hillary Clinton, ayaa waxaa isa soo tarayay baaqyada ah in...
Dhageyso:Caymiska Shirkada Takaful oo laga joojiyay Muqdisho
Muqdisho(INO)-Kadib markii shalay gaadiidleeyda ka howlgasha Magaalada Muqdisho, ay ku dhawaaqeen shalay inay shaqada joojiyeen iyaga oo ka cabanaayay Shirkada Takaful ee Caymiska, ayaa...
Dhageyso: Doorashada Xildhibaanada Beelaha Banaadiriga oo saaka lagu wado inay ka bilaabato Muqdisho
Muqdisho(INO)— Doorashada Aqalka Hoose ee Xildhibaanada laga soo dooranayo Beelaha Banaadiriga ayaa saaka lagu wadaa inay maanta ka dhacdo magaalada Muqdisho, iyadoo laamaha ammaanka...
DEG DEG: Xildhibaan Maxamuud Boonow oo Ku Guuleystey Kursiga 2AAD Ee Beesha Hadamo
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 3aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Xildhibaan Maxaxmuud Maxamed Boonow oo Ku Guuleystey...
DEG DEG: Xildhibaan Sareedo Maxamed Cabdulle oo Ku Guuleyastey Kursi Sharafeedka 3aad Ee Beesha...
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 3aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Xildhibaan Sareedo Maxamed Cabdulle oo Ku Guuleyastey...
Dhageyso: Aaden C/naasir : ” Cabashooyinka Jira Ma ahan Mid Ay Khuseeyaan Gudiga Doorashada...
Baydhabo(INO)- Gudiga Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadley habsami u socodka iyo dardar galinta Hawlaha Doorashada Aqalka Hoose ee Koonfur Galbeed...
Dhageyso:Hanti dhowrka Guud ee DF oo kashifay qorshe lagu boobayo Lacagta Shacabka
Muqdisho(INO)- Iyadoo Maanta Gaadiidleyda gobolka Banaadir ay ku dhawaaqeen shaqo joojin ka dib markii ay sheegeen in laga qaadaayo lacago aad u farabadan oo...
Puntland oo duulaankii ugu xooggana ku qaadaysa degmada Qandala
Garoowe (INO) Ciidamadii ugu badnaa ayaa la geeyay duuleedka degmada Qandala oo bishii hore ay qabsadeen maleeshiyada taabacsan ururka Daacish.
Waxaa la sheegay dhawaan inuu...
Dowladda Shiinaha oo $ 1.2 million ugu deeqday howlgalka AMISOM
Muqdisho (INO) Dowladda Shiinaha ayaa lacag gaaraysa 1.2 million oo dollar ugu deeqday howlgalka lugu nabadeynayo Soomaaliya,sida lugu sheegay war ka soo baxay Midowga...
Colombia: Diyaarad siday 81 qof oo ay ku jiraan koox ka timid Brazil oo...
Columbia(INO)- Waxaa socda gurmad lagu baadi goobayo dadkii saarnaa diyaarad ka timid dalka Brazil oo kusoo dhacday duleedka magaalada Medellin ee waqooyiga dalka Colombia.
Diyaaradan...
Dhageyso:Baarlamanka cusub ee Federaalka oo kulankiisa ugu horreeya yeelan doona Horraanta December
Muqdisho(INO) — Guddiga Doorashada Dadban ee Soomaaliya, ayaa sheegay in kulanka ugu horreeya ee baarlamaanka Cusub ee Federaalka Somalia uu yeelan doono Horraanta bisha...
Dhageyso:Guddiga Doorashooyinka oo ka hadlay doorashada Madaxweynaha
Muqdisho(INO)- Guddoomiyaha Guddiga Federaalka Hirgelinta doorashooyinka dadban ee Soomaaliya Abuukaate Cumar Dhageey ayaa sheegay in aysan shaqadooda ahayn in ay go’aan ka gaaraan doorashada...
Gaadiidleyda Muqdisho oo saaka ku dhawaaqay shaqo joojin
Muqdisho(INO)_ Gaadiidleyda ka dhex shaqeysa Magaalada Muqdisho gudaheeda, ayaa saaka ku dhawaaqay shaqo joojin, kadib markii sida ay sheegeen culeys uu kaga yimid lacago...
Daawo:Wararkii ugu dambeeyay weerarka Jaamacadda Ohio iyo ruuxii fuliyay oo noqday Somali
Ohio(INO)— Wararka ka imaanaya dalka Mareykanka waxay sheegayaan in nin Soomaali ah uu weeraray jaamacadda Ohio halkaa oo uu ku dhaawacay sideed ruux kahor...
RW kuxigeenka oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay Qorshaha Horumarinta Qaranka
Muqdisho(INO)— Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa maanta gudoomiyay kulan wadatashi ah oo u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada...
Dhageyso: Beesha Ayle Jhafaay oo ka cabaneysa Boob loo geystay Kursigooda Xildhibaan
Muqdisho ( INO)-Hoogaanka dhaqanka Beesha Eyle Jhafaay oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in si xaq-daro ah loo boobay Kursigii Xildhibaanimo ee Beeshaasi ay...
US: Masaajidda California oo waraaqo hanjabaad ah loo qeybiyay iyo Trump oo ay sheegeen...
NY(INO)- Urur ay leeyihiin Muslimiinta Maraykanku ayaa sheegay in warqad kooban oo isku mid ah loo diray saddex masaajid oo ku yaalla gobolka California,...
UPDATE: Shir looga hadlaayo doorashooyinka dalka oo Xarunta Xalane ka soconaya
Muqdisho(INO)- Xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa saaka ka soconaya kulan looga hadlayo arimo ku aadan Doorashooyinka dalka Soomaaliya.
Kulankan ayaa wuxuu u dhaxeeya...