Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 3aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Xildhibaan Sareedo Maxamed Cabdulle oo Ku Guuleyastey Kursi Sharafeedka 3aad Ee Beesha Hadamo.
Xildhibaan Sareedo ayaa heshey 32 cod waxay ka adkaatey MaKka sheekh Maxamed iyo Xamdi Hilowle Macalin