DEG DEG: C/fataax Ibrahim Geesey Oo Ku Guuleystey kursiga 2aad Ee Beesha Leysaan /Orsi

0
237

Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda  Wajagii 3aadEe  doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Xildhibaan C/fataax ibrahim Geesey kursiga 2aad Beesha Leysaan /Orsi 33 cod

  • C/fataax Ibrahim geesey 33 cod
  • Cumar Cali Balash 17 cod

Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad ula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.