Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 3aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Xildhibaan Maxaxmuud Maxamed Boonow oo Ku Guuleystey Kursiga 2AAD Ee Beesha Hadamo.
Xildhibaan Maxamuud Boonow ayaa heley 31 cod, waxa looga adkaadey C/qaadir Baashi.