Wednesday, October 16, 2019

Daawo Banaanbax looga soo horjeeday Farmaajo oo dhimasho sababay

Dad aad ubadan ayaa isugu soo baxay maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay kuwaas oo taageersan in Farmaajo xilka laga qaado. Waxey wateen sawirada...

Daawo Muqaalka: Mooshin laga diyaariyay Madaxweyne Farmaajo

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Somaliya ayaa diyaariyay Mooshin ka dhan ah heshiisyada Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo uu la galay dowladaha caalamka qaarkood. Xildhibaanadan...

DAAWO XILDHIBAAN MOHAMMED OO KA TIRSAN BJL FARAGALINTA IYO DHIBAATADA KGS AY KAWADO UMA...

XILDHIBAAN MOHAMMED HASSAN IDIRIS OO KA TIRSAN BAARLAMANKA SOOMAALIYA AYAA DOWLADA SOOMALIYA UGA DIGEY FARAGALINTA IYO DHIBAATADA KOONFUR GALBEED AY KAWADAO UMA DULQAADAN DOONO AYUU...

Daawo War hadda soo dhacay: Gudiga Doorashada Madaxweynenimo Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed ayaa ku...

Shir jaraa’id oo Saxaafadda Magaalada Baydhabo ay Maanta  ugu qabteen Guddiga Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa waxa ay ku shaaciyeen inay dib u...

DF oo CIIDAMO ka dejisay Baydhab iyo xildhibaanada K/Galbeed oo kacay + Video

Baydhabo (Idalenews Online) – Xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ee kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed ayaa aad uga carrooday ciidamo magaalada Baydhabo ay maanta ka dejisay diyaarad...

Deg deg: 5 ka mid ah Musharixiinta Koonfur Galbeed oo u tanaasulay Roobow

Baydhabo (Online) – Musharixiinta Golaha Isbadal doonka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray go’aan xasaasi ah oo ku saabsan Doorashada la filayo inay dhacdo 5 Bisha...

DHAGEYSO WAREYSI OGOW SABABTA MUQTAAR ROBOW LOO DIIDAN YAHAY MADAXWAYNE

OGOW SABABTA MUQTAAR ROBOW LOO DIIDAN YAHAY MADAXWAYNE DOWLAD GOBALEEDKA  KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA HOOS KA DHAGEYSO https://www.youtube.com/watch?v=JVFLWCLwIMU

DAAWO GUDIGA DOORASHADA KGS OO GUDIGII HORE DUCKUMINTIRI IYO MACALUMAD KALA WAREGEY

GUDIGA DOORASHADA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA  OO GUDIGII HORE DUCKUMINTIRI IYO MACALUMAD KALA WAREGEY HOOS KA DAAWO MUQAALKA https://www.youtube.com/watch?v=bp3xowj1hGU

Daawo Doorashada K/Galbeed oo mar kale dib loo dhigay iyo waqti cusub oo la...

Guddiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa mar kale soo saaray jadwalka doorsahada madaxweynaha, iyada oo waqtigii loogu talo galay ay dib uga...

War Deg Deg Ah Murashaxa Dawlado Wadato C/casiis Lafta Gareen Oo Taariikh Ku Qabsatay...

Murashaxa Dawlado wadato C/casiis Lafta Gareen Oo Taariikh ku qabsatay maanta Magaalada Baydhabo November 20, 2018 Ciidamada Amniga Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxay maanta...

War Deg Deg Ah Lafta Gareen oo lacag ku bixiyay in la dacaayadeeyo Mukhtaar...

Baydhabo (Idaale news Online)- Cabdicasiis Lafta Gareen oo ah musharaxa ay Dowlada dhexe taageereyso ee loo wado inuu noqdo madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa lagu soo...

Daawo War Deg Deg Ah Gudiga Doorashada kgs oo gudoomiye iyo gudoomiye ku xigeen...

Deg_Deg: Gudiga Doorashada Konfur Galbed oo hada iska dhax Doortay Gudoomiye, Gud.Kx iyo Xoghayaha Gudiga Doorashada KGS. HOOS KA DAAWO https://www.youtube.com/watch?v=WMuNdyb_AHs

Duqeymo qasaaro geystey oo ka dhacey gobolka jubadaxa dhexe,

Duqeymo qasaaro geystey oo ka dhacey gobolka jubadaxa dhexe Wararka naga soo gaaraya gobolka jubada dhexe ayaa xaqiijinaya in habeenkii xalay ahaa kadhaceen magaalooyinka Bu’aale...

Daawo Koonfur Galbeed oo cod aqlabiyad leh ku ansixisey guddi doorasho oo cusub

Baydhabo  ( Idalenews onlie) – Kullan ay Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ku yeesheen Xildhibaanada maamulkaasi ayey cod gacan...

Daawo Madaxweyne Farmaajo oo gudaha xarunta Xalane warqadaha aqoonsiga uga guddoomay safiirka Mareykanka

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Mareykanka u soo magacaabay Soomaaliya Amb. Donald Yamamoto. Madaxweyne Farmaajo...

DAAWO Bananbax Lagu taagyeereyo Mukhtaar Roobow oo Xudur Ka Dhacay DFD baaq loogu direy...

Bananbax Lagu taagyeereyo Mukhtaar Roobow oo Xudur Ka Dhacay Dfs baaq loogu direy n faraha kala baxa HOOS KA DAAWO MUQAALKA

DAAWO WAFDI UU HOGAAMINAAYO SULDAANKA GUUD EE SALAADIINTA AWDIGIL OO BAYDHABO SOO GAAREY

WAFDI UU HOGAAMINAAYO SULDAANKA GUUD EE SALAADIINTA AWDIGIL EE DEGAANADA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA OO BAYDHABO SOO GAAREY MAANTA , HOOS KA DAAWO MUQAALKA 

Daawo DEG DEG:-Waqtiga Ay Dhaceyso Doorashada KGS Oo La Shaaciyay

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa kulan ku yeeshay Guddiga joogtada ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed,iyaga oo ku iclaamiyay waqtiga ay dhaceyso doorashada. 17 Bishaan...

MAXAA KA TAKHAANAA TAARIIKHDA XAAWO AY BELED WARIYE FEYSAL DHAAYOW OO WAREYSI DHAXMAREY

MAXAA KA TAKHAANAA TAARIIKHDA XAAWO AY BELED WARIYE FEYSAL DHAAYOW OO WAREYSI DHAXMAREY,   HOOS KA DAAWO MUQAALKA https://www.youtube.com/watch?v=c8U9S9rtjW8

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka dooday Miisaaniyadda dowladda

Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta ka dooday ku noqoshada miisaaniyadda dowladda 2018 oo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda. Kulanka oo uu shir guddoominaayay guddoomiye ku...