DAAWO GUDIGA DOORASHADA KGS OO GUDIGII HORE DUCKUMINTIRI IYO MACALUMAD KALA WAREGEY
GUDIGA DOORASHADA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA OO GUDIGII HORE DUCKUMINTIRI IYO MACALUMAD KALA WAREGEY
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
https://www.youtube.com/watch?v=bp3xowj1hGU
Daawo Doorashada K/Galbeed oo mar kale dib loo dhigay iyo waqti cusub oo la...
Guddiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa mar kale soo saaray jadwalka doorsahada madaxweynaha, iyada oo waqtigii loogu talo galay ay dib uga...
War Deg Deg Ah Murashaxa Dawlado Wadato C/casiis Lafta Gareen Oo Taariikh Ku Qabsatay...
Murashaxa Dawlado wadato C/casiis Lafta Gareen Oo Taariikh ku qabsatay maanta Magaalada Baydhabo November 20, 2018 Ciidamada Amniga Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxay maanta...
War Deg Deg Ah Lafta Gareen oo lacag ku bixiyay in la dacaayadeeyo Mukhtaar...
Baydhabo (Idaale news Online)- Cabdicasiis Lafta Gareen oo ah musharaxa ay Dowlada dhexe taageereyso ee loo wado inuu noqdo madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa lagu soo...
Daawo War Deg Deg Ah Gudiga Doorashada kgs oo gudoomiye iyo gudoomiye ku xigeen...
Deg_Deg: Gudiga Doorashada Konfur Galbed oo hada iska dhax Doortay Gudoomiye, Gud.Kx iyo Xoghayaha Gudiga Doorashada KGS.
HOOS KA DAAWO
https://www.youtube.com/watch?v=WMuNdyb_AHs
Duqeymo qasaaro geystey oo ka dhacey gobolka jubadaxa dhexe,
Duqeymo qasaaro geystey oo ka dhacey gobolka jubadaxa dhexe
Wararka naga soo gaaraya gobolka jubada dhexe ayaa xaqiijinaya in habeenkii xalay ahaa kadhaceen magaalooyinka Bu’aale...
Daawo Koonfur Galbeed oo cod aqlabiyad leh ku ansixisey guddi doorasho oo cusub
Baydhabo ( Idalenews onlie) – Kullan ay Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ku yeesheen Xildhibaanada maamulkaasi ayey cod gacan...
Daawo Madaxweyne Farmaajo oo gudaha xarunta Xalane warqadaha aqoonsiga uga guddoomay safiirka Mareykanka
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Mareykanka u soo magacaabay Soomaaliya Amb. Donald Yamamoto.
Madaxweyne Farmaajo...
DAAWO Bananbax Lagu taagyeereyo Mukhtaar Roobow oo Xudur Ka Dhacay DFD baaq loogu direy...
Bananbax Lagu taagyeereyo Mukhtaar Roobow oo Xudur Ka Dhacay Dfs baaq loogu direy n faraha kala baxa
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
DAAWO WAFDI UU HOGAAMINAAYO SULDAANKA GUUD EE SALAADIINTA AWDIGIL OO BAYDHABO SOO GAAREY
WAFDI UU HOGAAMINAAYO SULDAANKA GUUD EE SALAADIINTA AWDIGIL EE DEGAANADA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA OO BAYDHABO SOO GAAREY MAANTA ,
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
Daawo DEG DEG:-Waqtiga Ay Dhaceyso Doorashada KGS Oo La Shaaciyay
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa kulan ku yeeshay Guddiga joogtada ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed,iyaga oo ku iclaamiyay waqtiga ay dhaceyso doorashada.
17 Bishaan...
MAXAA KA TAKHAANAA TAARIIKHDA XAAWO AY BELED WARIYE FEYSAL DHAAYOW OO WAREYSI DHAXMAREY
MAXAA KA TAKHAANAA TAARIIKHDA XAAWO AY BELED WARIYE FEYSAL DHAAYOW OO WAREYSI DHAXMAREY,
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
https://www.youtube.com/watch?v=c8U9S9rtjW8
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka dooday Miisaaniyadda dowladda
Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta ka dooday ku noqoshada miisaaniyadda dowladda 2018 oo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda.
Kulanka oo uu shir guddoominaayay guddoomiye ku...
Koofur Galbeed:Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiye Mursal oo ka wada hadlay xaalada
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa kulan gaar ah ka yeeshay xaalada guud ee dalka, gaar...
Musharaxiinta Koofur Galbeed Gole ay ku mideysan yihiin oo ku baaqay in doorashada dib...
Gole la magac baxay Golaha Is bedel doonka Koofur Galbeed oo ay ku mideysan yihiin Musharaxiin iyo siyaasiyiin ayaa baaq ka soo saaray Doorashada...
Xog Xasaasi ah:Fashiladii ugu waa weynaa uu galay Shariif Xasan
Madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday ee maamul goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sh. Aadan oo muddo 4 sano ah hogaaminaayey maamulkaas ayaa ku fashilmay...
Gobolka Banaadir oo bilaabayo uruurinata xoolaha wadooyinka caasimada
Maamulka Gobolka Banaadir, gaar ahaan Waaxda Nadaafadda ayaa bilowday olole lagu aruurinayo Xoolaha sida sharci darrada ah loogu soo daaq-geeyo Waddooyinka Caasimadda.
Duqa Muqdisho ahna...
Daawo Shariif Xasan oo is-casilay kana haray DOORASHADA madaxweynaha K/Galbeed
Baydhabo Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta sheegay inuu xilkaasi iska casilay.
Qoraal kasoo baxay Sharifi Xasan, ayuu sidoo kale ku...
Madaxtooyada Koofurgalbeed Weriyaasha oo looga yeeray goordhow
Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in weriyaasha ka howlgala magaalada Baydhabo looga yeeray madaxtooyada Koofurgalbeed.Ilo ku dhow dhow madaxtooyada ayaa sheegaya in...
Shariif Xasan:Maxaa ka jira warka sheegaya inuu is casilayo
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, kaasoo ku saabsan hadal heyn iyo xan hoose oo sheegeysa inuu is...