Friday, November 22, 2019

Kadib Barbarihii Las Palmas, Real Madrid Oo Maanta Dib U Bilaabatay Tababarka Ay Ugu...

Real Madrid ayaa isla maantaba dib ugu soo laabtay tababarka kadib markii ay xalay barbaro 2:2 ah la soo gashay kooxda Las Palmas waxayna...

Kevin De Bruyne Oo Muddo Bil Ah Garoomada Ka Maqnaanaya, Dhaawiciisa Oo Ku Soo...

Tababare Pep Guardiola iyo kooxdiisa Manchester City ayaa helay war xun iyada la xaqiijiyay  in xidiga qaab ciyaareedka cabiibka ah ku jiray ee Kevin...

Kooxaha Borussia Dortmund Iyo Sporting Lisbon Oo Ku Maadsaday Labadii Barbaro Ee Ay Real...

Kooxda Borussia Dortmund oo ay Real Madrid talaadada wada ciyaari doonaan kulanka wareega labaad ee heerka Groupyada Champions Leaque-ga ayaa Los Blancos ugaga maadsaday in...

Mo Farah oo ku guuleystay bilada dahabka ee 5000 mitir

Orodyahanka asalkiisa Soomaaliga yahay ee u orda  Great Britain Mo Farah ayaa ku guuleystay bilada dahabka ee 5000 mitir, waxaana kula tartamayay orodyahanka reer...

Ururka FIFpro Oo Ku Eedeeyay Jose Mourinho Inuu Handadayo Bastian Schweinsteiger Xilli Sidoo Kale...

Ururka ay ku mideysan yihiin ciyaartoyda dunida ee FIFpro ayaa sheegay in Bastian Schweinsteiger lagu handadayo Manchester United. Schweinsteiger ayaa u muuqda mid laga saaray...

La Ogaaday: Maxay Ahaayeen Erayadii Uu Paul Pogba Ku Yiri Rio Ferdinand Markii Uu...

Xubiga waalida ah ee ay jamaahiirta xadreysan ee Manchester United xiliyadaan danbe ula dheceen Paul Pogba waxaa ka horeeyay ciqaabtii ay caaqiliintii kooxdaasi mar...

Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino Oo Lagu Waayay Inuu Ku Xadgudbay Qawaaniinta U Yaala Ururka...

Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino ayaa lagu waayay inuu ku xadgubay qawaaniinta u yaala ururka kubada cagta dunida. Gudi madaxbanaan ayaa baarayay haddii uu madaxweynaha FIFA...

RASMI: Heshiis Hordhac Ah Oo Laga Gaaray Iibsashada AC Milan – Rossoneri Oo Ka...

Kooxda AC Milan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in heshiis hordhac ah laga gaaray iibsashada kooxda iyadoo ay iibsadeen maalgeliyayaal Shiinees ah oo...

Xanta Suuqa: AC Milan Oo Dooneysa Inay Juan Cuadrado Kala Soo Wareegto Kooxda Chelsea.

AC Milan ayaa weli xiiseyneysa inay la soo wareegto xilli ciyaareedka soo socda Juan Cuadrado inkastoo uu Antonio Conte ku adkeysanayo inuu ciyaaryahanka sii...

Xiddiga Diirada U Saaran Arsenal Julian Draxler Oo Shaaciyay Inuu Ku Wargeliyay Wolfsburg Inuu...

Xiddiga diirada u saaran kooxda Arsenal Julian Draxler ayaa u sheegay kooxdiisa inuu doonayo inuu ka tago kooxda, isagoo shaaca ka qaaday inay kooxa...

Zlatan Ibrahimovic Oo Gawaaridiisa Qaaliga Ah Looga Soo Qaadayo France Ka Dib Guri Uu...

Xiddiga Manchester Unuted Zlatan Ibrahimovic ayaa gawaaridiisa qaaliga ah ee qiimahooda uu gaarayo 1.5 milyan ginni waxaa looga soo qaadayaa France isagoo ka guuraya...

Warbixin: Arsenal Oo Hormar Ka Sameysay Qorshaha Ay Ku Dooneyso Riyad Mahrez Iyo Alexandre...

Sida ay tilmaamayaan warbixino ka imaanaya dalka Algeria Arsenal ayaa hormar fiican ka sameysay qorshaha ay ku dooneyso garabka Leicester City Riyad Mahrez kaas...

Goorma Ayuu Saxiixa Cusub Ee Chelsea N’Golo Kante Safan Doonaa Kulankiisa Ugu Horeeya Ee...

Saxiixa cusub ee kooxda Chelsea N’Golo Kante ayaan wali kasoo muuqan kooxdiisa cusub, balse Antonio Conte ayaa xaqiijiyay inuu ugu yaraan 30-daqiiqo ciyaari doono...

Mark Clattenburg Oo Shaabad Ugu Dabaal Dagay Inuu Hal Sano Garsoorey Finalka Euro 2016...

Garsooraha caanka ah ee reer England Mark Clattenburg ayaa shaabnad ugu dabaal dagay inuu sanad gudahiis garsooray laba final oo muhiim ah, kadib markii uu...

DEG-DEG: Kooxda Chelsea Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqday In Mohamed Salah Uu Si...

Kooxda Chelsea ayaa si ramsi ah ugu dhawaaqday in garabkooda weerarka Mohamed Salah uu si joogto ah ugu biiray kooxda As Roma ee dalka...

Halyaygii Barcelona Ee Xavi Hernández Oo Urur Samafal Ah Ugu Deeqay Dooni Si Loogu...

Kabtankii hore ee kooxda Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa gacan bini aadamnimo ka gaystay dadka baddaha ku dhibtooda ee soo galaytiga ah isaga oo...

Kooxda Chelsea Oo Dhamaystirtay Saxiixii Sedexaad Ee Tababare Antonio Conte

Kooxda Chelsea ayaa isku raacday heshiis ah inay dhameystirto saxiixa goolhayaha  da’da yare ee Marcin Bulka, sida ay ku dhawaaqday kooxda goolhayaha. 16-sano jirkaan goolhayaha...

Kevin Gameiro Oo Ka Hadlay Waxa Uu Ku Doortay Kooxda Atletico Madrid, Iyadoo Ay...

Kevin Gameiro ayaa sheegay in uu mar walba doonayay in uu ku biiro Atletico Madrid inkastoo ay xiiso u qabtay kooxda Barcelona ka hor...

Arsenal 3-1 Chivas: Granit Xhaka Oo Ku Soo Bilowday Kulankiisii Ugu Horeeyay Arsenal Isagoo...

Arsenal ayaa 3-1 kaga badisay kooxda Chivas de Guadalajara  kulan saaxiibtinimo ay kula ciyaareen California, kaasoo qeyb ka ahaa kulamada diyaargarowga xili ciyaareedka cusub. Ka...

David Beckham Oo Hadiyad Iyo Fariin Dhiirogelin Ah U Diray Da’ Yarka Man United...

David Beckham ayaa u diray xiddiga da’da yar ee Ingariiska maaliyad uu saxiixay oo Manchester United ah. Rashford ayaa sawir uu ka soo qaaday maaliyada...

Stay connected

17,373FansLike
1,793FollowersFollow
14,100SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Sh. Xasan Daahir: “Shariifow waxaan kaa quustay Doorashadii markii codadkaadii aad siin weyday Xasan...

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa maxkamidigii islaamiga, Xisbul islaam iyo Alshabaab, haddana xabsi guri ugu jira dowladda Somalia ayaa...

Prof. Maxamed Cali Kalaay oo ku geeriyooday Baydhabo.

Waxaa magaalada Baydhabo ku geeriyooday alle ha u naxariistee Prof Maxamed Cali Kalaay oo kamid ahaa aqoonyahanada Soomaaliyeed, naxdin iyo murugo ayaa...

Dhageyso Gudoomiye ku xigeen ka tirsan Shabeellaha Hoose oo Qarax lagu dilay

Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed lagu dilay...