Friday, October 16, 2020

Daawo: Qiimaha Xoolaha Iyo Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay

Baydhabo(INO)- Baydhabo(INO) SUUQA NEEF NOOC HEERKA Sh.so Baydhabo Geel Dhoof Heerka 1-aad awar 12 jir ka ah 30 -29 Malyan Geel Dhoof Heerka 2-aad Awar 8 jirka...

Dhageyso: Shir Looga Hadlayo Isbedelka Xoolaha Oo Ka Socda Dubai

Dubia(INO)- Shir looga hadlayo isbedelka xoolaha iyo cudurada ku dhaca xoolaha ayaa waxa uu ka socdaa magaalada Dubai. Xildhibaan Siciid Maxamed Cali oo ah gudoomiyaha...

Xoolaha Soomaaliya Oo Suuq Cusub Uga Furmay Dalka Masar

Cairo (INO) -- Dowladda Masar ayaa la gashay Heshiis Cusub Dowladda Soomaaliya, kaasi oo ku saabsan in Xoolaha Soomaaliya loo iibgeeyo dalkaasi Masar. Wasiirka Xaanada...

Warbixin:Dunida Oo U Tartamaysa Iibsiga Xoolaheena & Tiradii Ugu Badnayd Oo La Dhoofiyay 2014

Muqdisho (INO) -- Dalka Soomaaliya ayaa u iibgeeyay Xoolihii ugu badnaa Suuqyada Dibadda Sanadkii 2014, kadib 20 Sano ah oo Dagaal & Bur-bur dalka...

Cilmiga Xanaanada Xoolaha Qeybtii 4aad: Abla-Ableynta Sinjiyada Lo’da

Lo'da iyo Abla- Ableynteeda: Qaar ka mid ah dalalka qaarada Afrika iyo qaybo badan oo dunida ah ayaa ay beeraleyda lo’doodi ku dhexdhaqdaan xeryo halkii ay...

Cilmiga Xanaanada Xoolaha Qeybtii 3aad: Geella iyo Abla- Ableyntiisa

 Geela iyo Abla-ableyntiisi: Geelu waa noole xoogbadan oo Eebe ugu nimceeyey Aadanaha. geela ayaa ah kan uga xoogan noolasha reer miyiga,sababtoo ah isaga oo xoogan...

Cilmiga Xanaanada Xoolaha Qeybtii 2aad: Taariikhda Cilmiga Xanaanada Xoolaha

Taariikhda Cilmiga xanaanadda xoolaha: Cilmigani waxaa soo adeegsan jirey masaaridii  iyo hunuudi hore(Egyptian& Indian ancient); labo caalim oo waagaas  noolaa oo la kala oranaayo paprus of kahun iyo vedic literature,...

Hordhac: Barnaamijka Cilmiga Xanaanada Xoolaha Qeybtii 1aad

Xoolaha: waa noole leh dareen iyo dhaqdhaqaaq iskooda ah(voluntary movement),oo ay u baahan yihiin( oxygen);iyo calaf(organic food). calafku waxaa laga soo jeebey ama laga keeney...

Dhageyso: Ex. Wasiirkii Xanaanada Xoolaha Ee DFS Oo Ka Hadley Xoolo Saaka Laga Dhoofey...

Muqdisho(INO)-Dekeda weyn ee Muqdisho goor dhaw waxaa ka furtay markab weyn oo qaaday Boqolaal Xoolo nool ah, kuwaas oo ka tagay Soomaaliya, kuna sii...

Xoolo Saaka Dekada Muqdisho laga Dhoofiyey

Muqdisho(INO)-Waxa Saaka Dekada Magaalada Muqdisho laga dhoofiyey Xoolo Nool kuwaasi oo mid ka mid ah Waddamada Khaleejka Carabta ay soo dalbadeen. Markabka NV Golden Sky...

Stay connected

20,832FansLike
2,390FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Kashifaad: Wax ka Ogow Amarrada ladul dhigey RW Rooble intii uu socdey kulankii Habar-Khadiija

faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa kulamo Xasaasi ah oo kadhacey Xaruunta Habar-khadiija oo fadhiisin u ah Hay’ada NISA, kulankaasi oo...

FAAHFAAHIN: ALSHABAB OO DAGAAL QARAAR DHAXMARAYA IYO QASAARE KADHSHEY

Wararka Ka imaanaya Deegaanka Biyamaalow oo katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Dagaal Qaraar oo u dhaxeeya Dagaalamayaasha Alshabaab uu halkaasi...

XOG XASAASI AH:NISA OO QORSHE UDEJISEY DOORASHADA IYO 9 MALYEN OO MUQDISHO SOO GAARTEY.

Qaar kamid ah warbaahinta madaxbaan ayaa ogaatey Qorshe halis ku ah Doorashada lafilaayo in ay ku qabsoonto Dalka Soomaaliya dhamaadka Sanadkan 2020.Ilo...