Wednesday, October 16, 2019

Koofur Galbeed:Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiye Mursal oo ka wada hadlay xaalada

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa kulan gaar ah ka yeeshay xaalada guud ee dalka, gaar...

Musharaxiinta Koofur Galbeed Gole ay ku mideysan yihiin oo ku baaqay in doorashada dib...

Gole la magac baxay Golaha Is bedel doonka Koofur Galbeed oo ay ku mideysan yihiin Musharaxiin iyo siyaasiyiin ayaa baaq ka soo saaray Doorashada...

Xog Xasaasi ah:Fashiladii ugu waa weynaa uu galay Shariif Xasan

Madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday ee maamul goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sh. Aadan oo muddo 4 sano ah hogaaminaayey maamulkaas ayaa ku fashilmay...

Gobolka Banaadir oo bilaabayo uruurinata xoolaha wadooyinka caasimada

Maamulka Gobolka Banaadir, gaar ahaan Waaxda Nadaafadda ayaa bilowday olole lagu aruurinayo Xoolaha sida sharci darrada ah loogu soo daaq-geeyo Waddooyinka Caasimadda. Duqa Muqdisho ahna...

Daawo Shariif Xasan oo is-casilay kana haray DOORASHADA madaxweynaha K/Galbeed

Baydhabo  Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta sheegay inuu xilkaasi iska casilay. Qoraal kasoo baxay Sharifi Xasan, ayuu sidoo kale ku...

Madaxtooyada Koofurgalbeed Weriyaasha oo looga yeeray goordhow

Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in weriyaasha ka howlgala magaalada Baydhabo looga yeeray madaxtooyada Koofurgalbeed.Ilo ku dhow dhow madaxtooyada ayaa sheegaya in...

Shariif Xasan:Maxaa ka jira warka sheegaya inuu is casilayo

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, kaasoo ku saabsan hadal heyn iyo xan hoose oo sheegeysa inuu is...

Deeq Waxbarasho:In ka badan 200 oo arday oo Deeq Waxbarasho ka helay dalka Itoobiya

Wasaaradda waxbarshadda hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho munasaabad sagootin ah ugu sameysay 223 arday oo deeq waxbarsho ka helay  dowlada...

KoofurGalbeed: Wararkii ugu dambeeyay ee Doorashada Madaxweynaha

Waxaa weli ka jira magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay olole siyaasadeed oo iska soo horjeeda kuwaasoo ay wadaan siyaasiyiinta ka soo jeeda Dowlad...

Daawo Muqalka Warmuriyeedka Doorashada KGsomalia Odiyashada Dhaqanka

Golaha dhaqanka K/galbeed oo ah cidda leh go’aanka kama dambeysta ee arrimaha doorashooyinka K/galbeed ayaa goor dhow waxa ay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka...

xil ka qaadis:Shariif Xasan oo Wasiir dowle ku weeraray Baraha Bulshada xilka ka xayuubiyay

Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Wasiiru dowlihii Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koofur Galbeed Abba Aawoow Suufi Caffan...

DAAWO MUSHARAXA MUDANE MUKHTAAR ROOBOW OO LA GODOONSIYEY SHAXADAII DOORASHAD KGS

Baydhabo (Wadaninews24 Online) – Xilli Ololaha doorashadda Madaxtinimadda ay si xowli ah kaga socoto Magaalada Baydhabo ayaa hadda waxaa bilowday Musharaxiinta doonaya in ay isdiwaangaliyaan...

Dowlada Kenya oo ka hadahay Khilaafka Dowlada dhexe iyo Maamul Gobaledyada

Afhayeenka Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa si cad u muujiyey mawqifka dowladiisa ay ka qabto khilaafka Soomaalida u dhexeeya. Ducaale oo wareysi gaar...

Degmada Afgooye: Amiir Katirsanaa Shabaab & 20 Ilaaladiisa Oo Saaka Ciidanka Dawlada Gacanta Ku...

Ciidan katirsan Dawlada Soomaaliya ayaa waxay weerar qorsheysan Saaka Kula jarmaadeen Duleedka Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabellaha Hoose. Waxaa la sheegay in Sargaal sare oo...

Banaadir:Maxkamada Gobolka oo xukun ku riday Mas’uuliyiin loo heystay dacwad Musuqmaasuq

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gebagabeysay dacwad loo haystay howlwadeeno ka tirsanaa Waaxda canshuuraha ee Dekeda Muqdisho iyo Mas’uuliyiin ka tirsanaa Wasaaradda Gargaarka,...

Yariisow oo Labo Todobaad u qabtay Fulinta Go’aan uu soo saaray

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Yariisoow ayaa warqad xafiiskiisa kasoo baxday ku sheegay in dadka degan Xarunta Jaamacada Gaheyr ay...

Muqdisho: Mursal oo kula kulmay Xildhibaanada Koofur Galbeed ee ku kacsan Shariif Xasan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa xalay hoygiisa ku qaabilay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Koofur Galbeed oo...

Gobolka Banaadir:Ganacsatada oo markale sheegay inaysan bixineyn lacagaha dib u dhiska wadooyinka

Ganacsatada gobolka Banaadir oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa mar kale ku celiyay in aysan bixineyn lacagihii loogu tala galay dib u...

Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa digniin ka soo saaray doorashada madaxweynaha cusub

Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa digniin ka soo saaray doorashada madaxweynaha cusub ee maamulkaas isagoo la hadlayey saraakiisha ciidamada ee ka...

Doorashada KoofurGalbeed: Maraykanka oo sheegay inuusan jirin musharax uu ku taageerayo

Qoraal ay soo saartay dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay inuusan jirin musharax ay si gaar ah u wadato balse ay taageerayso dhammaan musharaxiinta doorashada...