Dhageyso:Sharciyo adag oo lagu soo rogay Xawaaladaha Soomaalida

0
193

MN(INO)-Shirkadaha Xawaaladaha Soomaalida, ayaa wada kulamada ay la leeyihiin masuuliyiinta Mareeykanka iyo madaxda Gobolada, dhinaca kalena waxay shirkadaha dadweynaha ku war geliyeen qaab cusub oo sahli kara, ineey shirkadaha sii wadaan dirista lacagaha.

xawaalad

Hadaba warbixin kusaabsan sharciyada cusub ee lagu soo rogay Xxawaaladaha Soomaalida, iyo qaabka cusub ee dirista lacagaha halkaan ka dhagayso.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, MN, USA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here