Monday, April 6, 2026

WARARKA MAANATA

ENGLISH IN NEWS

2,770FansLike
1,451FollowersFollow
28,800SubscribersSubscribe
  output_UhhN6z

Maanta oo ah Maalinta Cudurka Sonkorowga Caalamiga ah

Baydhabo(INO)-Maanta oo ku beegan taariikh 14 bisha Nofeembar ayaa waxaa loo dabbaal dagayaa daafaha caalamka oo dhan dadaalada looga soo horjeedo cudurka Sonkorowga ama...

Cambaarta

Cambaarta waxey kamid tahay caabuqyada ku dhaca maqaarka, waxay caan ku tahay jaan maqaarka kamid ah oo guduud/casaan noqota, biyo gala maqaarka, iyo cuncun...

BREAKING: Somalia’s electoral body dismisses re-election of Sports Minister

Somalia’s electoral body has dismissed the victory of Somalia’s minister for Youth and Sports, Mohamed Abdullahi Noah in parliamentary election that took place on...

Dr.Dufle oo ka hadlay qaabka looga hortagi karo cudurka Kaduudiyaha iyo habka loo daweeyo

Muqdisho(INO)— Dr. Cismaan Max’uud Dufle oo ka tirsan dhaqaatiirta Soomaaliyeed, Barrena ka ah Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacada Banaadir ayaa ka hadlay dhibaatada cudurka Soomaalidu...

Sport news

Daawo:Wasiirka Gaashaandhiga oo degmada Caabudwaaq kula kulmay Odayaal iyo waxgarad

Cabudwaaqo(INO)— Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa kula kulmay degmada Caabudwaaq odayaasha, waxgaradka iyo qeybaha kala bulshada, isagoo kala hadlay sidii xasilooni...

Xukuumada Soomaaliya oo amniga dalka ku xirtay ciidanka dowlada oo si daacad ah ula...

Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Siihayaha Xilka Wasaarada amniga Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa sheegay in Dagaalka lagula jiro Al-Shabaab looga guuleysan...

Maraykanka Oo Bogaadiyay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran Ee Ka Dhacay Muqdisho

Muqdisho(INO)- Dowladda Maraykanka  ayaa Bogaadisay Shirkii Madasha wadatashiga Qaran ee ku soo dhammaaday maalin ka hor magaalada Muqdisho ee caasimadda dalkeena. Warbixin dheer oo kasoo...

Dhageyso+Sawiro:Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo gaaray Burundi

Bujanbuara(INO)— Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-Moon ayaa gaaray magaalada Bujumbura ee Caasimada Burundi, halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyay. Ban Ki-Moon ayaa waxaa...

UPDATE: Xaalado Adag Oo Ka Taagan Degmada Waajid

Waajid(INO)- Degmada Waajid ee gobolka Bakool waxaa ka jirta abaar dadka iyo duunyada saameysay taasoo maamulka degmadaasi uu ka qeylo dhaamiyay. Degmada Waajid ayaa qiyaastii waxa...

Recipes

Kenyan police seize bomb sparked scare in Nairobi

Kenya’s police chief says a large package sent to the Canadian High Commission in Nairobi caused a bomb scare but turned out to be...