UPDATE: Imisa ayey gaareen codadka xildhibaanada baarlamanka?
Muqdisho (INO) – War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweyne ay bilaabeen bixinta lacagaha Cod iibsashada, ee la...
Prof. Jawaari oo Amray in Hawada Muqdisho La Xiro & Go’aankaasi oo Noqday…
Muqdisho(INO)- Gudoomiyaha Golaha Shacabka Magaalada Muqdisho Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa Xafiiskii Amar kasoo baxay waxa lagu Xiray Hawada Muqdisho.
Arbacada Berri oo ku beegan 8...
Dhageyso: Ganacsato Khaat Keeni jirtay Muqdisho oo Go’aan Culus Qaatay
Muqdisho(INO)- Iyadoo sida la qorsheeyey Arbacada Berri Duulimaadyadii imaan jiray Dawlada Soomaaliya ay joojisey ayaa hadana Qandaraaasleyda Khaatka keeni jiray Muqdiso ay kasoo horjeesteen...
Sh. Shariif, Farmaajo Iyo Murashaxiin Kale Oo Heshiis Isbaheysi Gaaray -Video
Muqdisho(INO)- Ololihii ugu xoogganaa ee xod xodashada iyo isu soo dhowaanshaha murashaxiinta ayaa caawa si weyn looga dareemayaa hoteelada Muqdisho, waxaana shirar kala gooni...
Baarlamaanka Israel oo meelmariyay dhisidda dhul laga boobay dad falastiiniyiin ah
Talviv(INO)- Baarlamaanka Israa’iil ayaa meelmariyay sharci muran dhaliyay oo lagu ogolaanayo in 4,000 oo guri laga dhiso Daanta Galbeed ee la haysto.
Sharcigan waxaa aqbalay...
Xasan Sheekh oo adegsanaya qalab lugu oggaanayo xildhibaannada u codeeynaya
Muqdisho (INO) Ol olaha doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku jira saacadihii ugu dambeeyay,waxaana musharrixiinta ay kulamo joogta ah la qaadanayaan xildhibannada labada Aqal ee...
Dr Gaas iyo Cabdi Wali Indho Guran oo 3.7 milion dollar ugu ololeynya Xasan...
Muqdisho Waxaa shalay magaallada Muqdisho soo gaaray madax-weynaha maamul goboleedka Puntland Cabdi Wali Gaas iyo wafti uu hoggaaminaayo oo ka mid yahay wasiirkiisa...
Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo loo diyaar garoobay
Muqdisho(INO)- Waxaa maanta oo isniin ah si rasmi ah loo soo geba-gebeeyey diyaar garowgii doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee dhacaysa maalinta arbacada ah. hawlaha diyaar...
Prof Cabdi Ismaaciil Samatar’’ Waxaan ka ilaalineynaa doorashada in lacag loo adeegsado “
Muqdisho(INO) – Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo madax u ah gudiga anshaxa doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee dhawaan uu magacaabay gudoonka sare ee gollaha baarlamaanka,...
Dhageyso: Xiisad aad u xoogan oo ka taagan Degmada Buuhoodle
Buuhodle(INO)- Taliyaha Ciidamadaasi hogaaminaya ayaa Amaro cusub kasoo saaray isticmaalka Garoonka diyaaradaha magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer waxaana u sheegay in eysan Garoonkaasi kasoo...
Dhageyso: Taliska CX S Ee Qiibta 6AAD Oo Sheegay Inay Qabteen Dagaalyahaano Katirsan Al-Shabaab.
Baydhabo(INO)- Ibraahim Aadan Yaroow Taliyaha qeybta 60-aad ee Ciidamada dowlada ayaa ka hadlay howlgaladii ugu danbeeyey ay Ciidamad Xooga ka sameeyeen degaano kamid ah...
Murashax Madaxweyne Caddow Cali Gees: ”Waxba Kama Jiraan Inaan U Tanaasuli Doono Murashax Xasan...
Muqdisho(INO)- Hadal ka soo baxay Xafiiska Ololaha Doorashadda ee Murashax Madaxweyne Caddow Cali Gees ayaa lagu beeniyey wararka sheegaya inuu Murashaxaasi heshiis la gaaray...
Cali Khaliif Galaydh oo Hargeysa safar dhulka ah ku tegay markii u horeysey
Hargeysa(INO)- Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa maalintii shalay lagu xanibey magaalada Buuhoodle ee muddooyinkii danbe fadhigiisu ahaa. Ciidamo ka tirsan maamulka Khaatumo hubeysan...
Murashax Xaaji Maxamed Yasin: Ninkii aad Kabo Ka tolaneysid Kabihiisa ayaa la eegaa!
Muqdisho(INO)- Waxaa shalay lasoo gabagabeeyey khudbadaha Murashaxiinta Madaxweyne waxaana gebagebadii halkaasi khudbad kasoo jeediyey Xaaji Maxamed Yassin oo ah murashaxa kaliya ee ololihiisa salka...
Donald Trump oo amray in aad loo baaro muslimiinta Maraykanka soo galeysa kaddib markii...
Muqdisho(INO)- Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu saraakiisha xuduudaha u sheegay in ay si taxadar leh u baaraan dadka galaya dalka,...
Dhageyso: Maamulka Gobolka Bay Oo Sii Kicyey Xasrada Siyaasada KGS, Sheegeyn in Aan La...
Baydhabo(INO) -Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Bay, C/rashid C/laahi Maxamed ( LFC) oo ka hadlaayey kullan looga hadlaayey amniga Gobolka oo lagu qabtey Baydhabo Ayaa sheegey...
Maxay Tahay Nuxurka Ujeeda Dr Gaas U Gaarey Magaalada Muqdisho?
Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayay ayaa maanta gelinkii danbe soo gaaray caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.
Madaxweynaha Puntland ayaa...
Caqabad la soo deristay ololaha uu Madaxweyne Xasan ka wado Magaalada Muqdisho
Muqdisho(INO)- Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Muqdisho, ayaa waxay sheegayan in caqabad ay la soo deristay olalaha uu Magaalada Muqdisho ka wado Madaxweyne Xasan...
Warbixin: AMISOM iyo maalinka doorashada madaxweynaha.!!
Muqdisho (INO) – Wararka aan ka heleyno Saraakiil ka tirsan Ciidamada amaaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM kaalin mug leh laga siiyay sugida amniga...
Dowladda Turkiga oo guul weyn ay usoo hoyatay kadib markii ay…
Muqdisho (INO) – Dowlada Turkiga ayaa xabsi dhigtay 400 qof oo lala xiriirinaayo Kooxda Daacish, kuwaa oo looga shakisan yahay inay abaabulayeen weeraro ismiidaami ah.
Dadkaani...


















