Monday, April 6, 2026

UPDATE: Codbixinta xildhibaannada labada aqal oo goor dhaw bilaabatay

Muqdisho(INO) - Waxaa hadda xaruntii hore ee ciidamada Cirka ee Afisiyoone  ka bilaabatay doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo ay ku tartamayaan 21 musharax. Guddoomiyaha hay’adda culimadda...

TOOS: Doorashada Madaxweynaha Somalia

TOOS: Doorashada Madaxweynaha Somalia

Akhriso: Sooyaalka Wareegyadii La Gaarey Doorashada Madxweyneyaashii Soomaaliya (1960-2017)

Muqdisho(INO)-Maanta waxaa la dooranayaa Madaxweynihii 9-aad ee Soomaaliya, xusuusta ay Soomaalida doorashooyinkaasi u hayaan ma aha mid fudud, wejiyo badan oo doorasho ayaa dhacdey...

Doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo goor dhaw ka bilaabaneysa magaalada Muqdisho

Muqdisho(INO) -   Garoon dhaw oo maanta ayaa la filayaa in ay ka bilaabato magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta ciidamada cirka ee Afisiyooni doorashada...

Daawo: Hotelka saldhiga u ahaa musharixiinta isbadal doonka oo aan laga seexan iyo musharixiinta...

Muqdisho(INO)- Shabakada Wararka IdaleNews.com ayaa muqaal kaheshay hotelka oo kasocda olalaha doorashada musharixiinta labaxay isbadal doonka kasoo saldhig kadhigtay hotelka weyn ee Jazeera. Musharixiinta utaagan...

Daawo:Qaabka doorashada saake udhaceyso iyo gudoomiyaha doorashada soo saaray digniino cusub

Muqdisho(INO)- Ayadoo maanta lagu wado in ay dhacdo doorashada madaxweynaha soomaaliya lana soo bandhigay howlka ay kadhici doonta kasoo lasheegay in ay fariisan donaan...

Sidee Madaxda Dowlad Gobaleedyada Loogu Adeegsanayaa Ololaha Doorashadda Ee Murashixiinta Madaxweynaha ?

Muqdisho(INO)- Shabakada Wararka IdaleNews.com waxay dhawaanahan indhaha ku hayeen Dhaqdhaqaaqyadda Shanta Madaxweyne Dowlad-gobaleed ee xiriirka ay la leeyihiin Murashixiinta Madaxweynbaha. Joogitaankooda Muqdisho ayaa u muuqda...

Daawo: Xildhibaan C/fataax Geesey Oo ku Dhawaaqay Musharaxa uu Codka siinaayo

Muqdisho(INO)- Xildhibaan C/fataax Maxamed Ibrahim Geesey  Oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamanka Somaliya Ee Lagu soo doortey Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa  ku Dhawaaqay Musharaxa...

Hadaad guuleysato maxaa ku horyaal? (Maxaad ka taqaan waaya aragnimada murashaxiinta?

Muqdisho(INO)- Saacado kooban ayaa ka harsan xiliga doorashada Madaxtinimada Soomaaliya, oo la filayo in lagu kala baxo gelinka danbe ee Arbacada. 22 Musharax ayaa...

UPDATE: Ammaanka Muqdisho oo si aad ah loo akeeyay

Muqdisho(INO)- Waxaa maanta si aad ah loo adkeeyay ammaanka Magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta ay ka dhaceyso Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Ciidanka ammaanka ayaa sugidda amniga...

Daawo: Sheekh Shariif oo hal arrin ka digay ka hor doorashada maanta

Muqdisho (INO) – Musharax Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay doorashada Madaxweynaha ee la filaayo in maanta oo Arbaca ah ka dhacdo magaalada Muqdisho,...

Daawo: “Waxaan iri afkii aan Ethiopia ku iri erya erya, kuma soo dhaweyn karo,...

Galcad (INO) – Nabadoonka guud ee degmada Galcad oo ka tirsan gobolka Galgaduud oo lagu magacaabo Muxumad Cali Gacal ayaa jirdil xun iyo xabsi...

Waa kuwee xildhibaanada maanta ugu qiimaha badan Muqdisho?

Muqdisho (INO) – Wararka aynu ka heleyno Hote-lada Muqdisho ee ay ka socdaan ololaha ugu xoogan ee loogu jiro doorashada madaxweynaha Somalia ayaa sheegaya...

Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada iyo qiimaha codadka xildhibaanada

Muqdisho (INO) – Muuqaalka magaalladda Muqdisho ayaa xalay iyo saaka galay xaalad cusub, waxaana ololaha doorashada madaxweynaha uu marayaa saacadihii ugu dambeeyey iyo loolankii...

Dhageyso: Faroole Oo Tanaasulay Maalin Ka Hor Doorashada Madaxweynaha

Muqdisho(INO)-Iyadoo xiliga ay dhacayso doorashadda madaxtinimadda Soomaaliya ay ka harsan tahay wax yar 24 saac, ayaa magaaladda muqdisho waxaa shir jaraa’id ku qabtay Murashax...

Dhageyso: Yusuf Xasan Mursal ” Shariif Xasan Waxa La Siyey 26 Bilood Oo Tijaabo...

Muqdisho(INO)- Yusuf Xasan Mursal oo ka mid ah Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku eedayey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xaan Sheekh Aaden Xil...

Kaamirooyin Qarsoon oo lagu xiray xarunta lagu qabanayo Doorashada iyo Ujeedka ka dambeeya oo...

Muqdisho(INO)- Warar lagu kalsoonaan karo oo heshay Shabakada Idale News Online ayaa sheegaya in Kaamirooyinka qarsoon ee loo yaqaan CCTV lagu xiray qeybo badan...

Sawiro: Xirnaashaha Wadooyinka Magaalada Muqdisho

Muqdisho–(INO)– Waxaa Saakay Xiran Dhamaan Wadooyinka Magaalada Muqdisho,iyadoo Wadooyinka Qaar lagu Arkayo Dad Teel-teel ah oo Lugtoota Maalaya. Wadooyinka Qaar ayaa sidoo kale lagu Gooyay...

Daawo:Xildhibaano iyo wadihii diyaarada oo muran xoogan kudhex maray hawada sare ee Cadaado

Cadaado(INO)- Shabakada Idale News Online ayaa heshay muqaal ah xiligii xildhibaanada maamulka galmudug laga soo celinaayay hawada sare ee magaaladaas kadib markii amar lagu...

Hal arrin oo laga digay inay ka dhacdo hoolka doorashada.!!

Muqdisho (INO) – Guddoomiyaha Guddiga qabanqaabada Doorashada C/raxman Ducaale Beyle ayaa shaaca ka qaaday in Xildhibaanada iyo Musharaxiinta aysan dhaqdhaqaaq ku dhex sameyn doonin...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...