Monday, April 6, 2026

Aqriso: Liiska dooda musharaxiinta madaxweyne iyo sida la isugu aadiyey

Muqdisho (INO) – Dib u xusuuso xogtii gaarka ahayd ee ay Caasimada Online shaaca ka qaaday labadii bishan ee ku saabsaneyd inDoodii musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya...

Murashax Khudbadiisa Xikmad kama Hagrado

Muqdisho(INO)- Waxaan dhegeystay ku dhowaad dhammaan khudbadaha murashixiinta u soo istaagay Xilka Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ay ka horjeediyeen fadhiga labada Gole ee...

FARMAAJO “Dibada ayaa loo diraa ama $100,000 ayaa la siinayaa qofkii soo sheega qarax...

Muqdisho(INO)-Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbadiisii murashaxnimada ka hor jeediyay xubnaha labada aqal ee baarlamaanka, wuxuuna sameeyay balan qaadyo dhowr ah oo dhinaca amaanka,...

Murshixiinta Madaxweyne Ee Ku Sidkan Urur-Diimeedyadda Oo Loo Saadalinayo Xilkaasi.

Muqdisho(INO)- Doorashaddan waa tii 2-aad ee ka dhacda gudaha dalka Somalia tan iyo sannadkii 1991-kii wixii ka dambeeyey  Burburkii Dowladnimo. Intaynaan gudaha u sii gelin...

Daawo: Qobobbada Ugu Muhiimsan Khudbaddii Cumar Cabdirashid, Culusow, Jabarti Iyo Farmaajo

Muqdisho(INO)- Waxaa  maanta gellinta hore baarlamaanka Soomaaliya ka hor hadley ilaa afar(4) murashax kuwaas oo kala ah: Cumar Cabdirashid, Maxamud Maxamed Culusow, Maxamed Axmed...

TOOS: Khudbada Musharaxiin Madaxweyne Ee Somalia

Muqdisho(INO)- Xarunta Golaha shacabka waxaa ku sugan 8-da Musharax ee maanta loo qorsheeyay in ay jeediyaan khudbadaha, iyadoo Musharax walba uu khudbadiisa ku jeedinaya waqti...

Dhug gaar ah oo loo yeelanayo taliyeyaasha AMISOM ayadoo ciidamo badan uga le’anayaan Soomaaliya

Muqdisho(INO)- Dhug gaar ah ayaa loo yeelanayaa il gaar ahna waa lagu eegayaa taliyeyaasha AMISOM ayadoo ciidamo badan uga le'anayaan Soomaaliya ciidamada hawlgalka AMISOM. Waa...

Qaxooti Suuriyaan ah oo Isniinta beri ah lagu wado in la geeyo Mareykanka

NY(INO)- Kadib markii maxkamadi gaashaanka u daruurtay amarkii sare ee kasoo baxay madaxweynaha cusub ee Mareykanka ee uu ku joojinaayay qaxootiga tobodo dal oo...

Dhageyso: Musharax Xasan Sheekh oo ka hadlay dhulalka Dantaguud

Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Jamhuuriayada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay in ay jiraan eedeynta loo jeedinayo Dowladiisa iyo...

Daawo Heesta Isbedel Doonka Ee Mustaqbalka iyo Aayaha Koonfur Galbeed Soomaaliya

Muqdisho(INO)- Koox Shambal Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa qaadey Heesta Isbedel Doon Ah  Ee Mustaqbalka iyo Aayaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. Heestan waxay ka naxsiisay Hogaamiyaha...

Xukuumaddda Trump oo racfaan ka qaadatay xukunkii la isku hortaagay amarkii dhoofka muslimiinta

Washington(INO)- Daqiiqadihii u dambeeyey ayaa lagu dhawaaqay in waaxda cadaaladda ee Maraykanka ay racfaan ka qaadatay xukunkii uu riday xaakim jooga Seattle, kaasoo dhan...

Dowladda Romania oo dib ula laabatay sharcigii dibadbaxa maalmaha socday dhaliyay

Romonia(INO)- Xukuumadda Romania ayaa dib ula laabatay sharcigii cusbaa ee ciqaabta looga yareynayay dadka ku kaca falalka musuq-maasuqa kaddib markii shacabka dalkaasi ay ka...

Aqriso: Magacyada Musharaxiinta Maanta ka hor Khudbeynaya BFS

Muqdisho(INO)- Maanta oo Axad ah xildhibaanada Labada Gole ee Dowladda Federaalka waxaa khudbado ka horjeedin doona 8 Musharax oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan...

Dhageyso: Feysal Cali Waraabe Oo La Dardaarmey Xildhibaanada BFS

Hargeysa(INO)- Siyaasi Faysal Cali Waraabe oo ka mid ah Siyaasiyiinta Maamulka Soomaaliland ayaa Xildhibaanada labada Golle ee Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa ka soo...

Dhageyso: Xarunta lagu qabanayo Doorashada Madaxweynaha oo la bedelay

Muqdisho(INO)- Sida uu qorshuhu ahaa Doorashada Madaxweynaha ayaa waxaa lagu waday in lagu qabto xarunta General Kaahiye ee Magaalada Muqdisho, balse hada waxaa soo...

VIDEO: Siyaasiyiinta Soomaaliya qaar oo lagu arkay isbedbedal musuq maasuq

Muqdisho(INO)- Siyaasiyiinta Soomaaliya qaar oo lagu arkay isbedbedal musuqmaasuq

Dhageyso: Maamulka G/Sh/Hoose iyo AMISOM Ka Shirey Amaanka Gobolkaas

Baraawe(INO)- Maamulka G/Sh/Hoose iyo AMISOM Ka Shirey Amaanka Gobolkaas, kullanka ayaa ka dhacey Magaalada Baraawe Ee Xarunta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Kullanka waxa qiib...

Dhageyso: Cudurka Shuban Biyoodka Oo Si Xawli Ah Ugu Dilaacey Degmada Buurhakaba

Buurhakaba(INO)-  Afar qof ayaa lagu soo waramaya inay u geeriyoodeen Cudurka Shuban Biyoodka kuwo kalena way  ildaran yihiin kuwaas la dhigey  xarumaha caafimaad Ee...

Dhageyso: Mashruuca Dhismaha Wada Isku Xirta Isbitaalka Baydhabo iyo Xaafada Wadajir ADC Oo Laga...

Baydhabo(INO)- Iyadoo ay Burbursan yihiin wadooyinka Xaafadaha  Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay  ayaa waxa Kulun isugu yimd Mas’uuliyiin Ka Tirsan Koonfur Galbeed iyo...

Sawiro: Ceel Matoorkii Degmada Qansaxdheere Oo Burbursan Iyo Xaalado Bini’aadanimo Oo Ka Jira Degmadaas

Baydhabo(INO)- Degmada Go’doonsan Ee Qansaxdheere Ee Gobolka Bay ayaa waxa ka jira Abaar iyo biyo La’aan Baahsan, iyadoo aysan jirin ilaa iyo iminka Hay’ado...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...