Tuesday, August 26, 2025

Dagaalo ka dhacay Magaalada Kismaayo iyo Al Shabaab oo loo diiday inay gasho Xaafada...

Al Shabaab ayaa waxay xalay dagaalo gaadmo lahaa ay ku soo qaaday Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, oo lagala wareegay muddo sagaal...

Daawo: War Murtiyeedkii Madaxweyne Xasan & David Cameroon ee shirka Somalida Ee London

Gunaanadii Shirka Somalida ee Londona ayaa waxaa hadalo kooban jeediyey Ra'iisul Wasaaraha Dalka Great Britian David Cameroon iyo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,...

Daawo: Mudaaharaad Loogu Soo Horjeedo Madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh Oo London ka dhacey

Mudaaharaad loogu soo horjeedo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Ee Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa uu ka dhacey meel u dhow xarunta uu shirka...

(DAAWO SAWIRADDA).Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia oo runta hor dhigay Madaxda Caalamka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadal ka jeediyay shirka London ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ay ka soo qeyb-galeen in ka badan...

R/W.Saacid oo ka qeyb galay Boqolaal bannaanbaxayaal taageerayay shirka London + Sawirro

Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Md. Cabdi Faarax Shirdoon iyo xubno ka tirsan golihiisa Wasiirada ayaa maanta ka qeyb galay dibaxyo waaweyn oo maanta...

KHUDBADII MADAXWEYNE XASAN SH XAMUUD EE SHIRKA LONDON

  Halkaan Ka daawo Khubadii Madaxweynaha uu ka  jeediyey Shirka London Idale News Muqdisho  

War deg deg ah Madaxweyne Xassan Sheikh iyo David Cameron oo wada hadal qaadanaaya

Iyadoo uu shir Ballaaran xiligaani ka socda Magaalladda London ee Cariga dalka Britain, ayaa waxaa Kulan gaar ah Xiligaani u socdaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia...

Banaanbax aan horay loo arkin oo Xiligaani ka socda Magaalladda Muqdisho

Waxaa xiligaani Magaalada Muqdisho ka socda Banaanbax Ballaaran oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Gobalka Banaadir. Banaanbaxa ayaa waxa uu yahy mid salka ku haayo...

Shirka Soomaalida London halkuu maraayaa ?

Waxaa Weli Bilow maraaya Shirka Soomaalida loogu qabtay Maggaalladda London ee Cariga Britain, iyadoona halkaasi ay Kalimaddo kala duwan ka jeedinaayaan Madaxda ka soo...

Shirka Soomaalida London oo furmay

Waxaa si toos ah u furmay Shirka Soomaalida uga furmaayay Maggaalladda London ee Cariga dalka Britain. Shirka ayaa waxaa iminka ka soo qeybgalay gabi ahaan...

Dowladaha ku jira Ururka Gacanka Carabta oo cambaareeyey qarixii Muqdisho

Golaha iskaashiga gacanka Carabta (GCC), waxay si kulul u cambaareeyeen Falkii Argagixisada eel ala beegsaday Kolonyo gawaari ay la socdeen Wafdi ka socday Dalka...

Puntland. Askar iyo Taliye lagu dhaawacay weerar bambaano

Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegaya in halkaasi lagu dhaawacay 5-Askari oo la sheegay in waxyeelo ay ka soo gaartay Bambooyin lagu...

Shirka looga hadlaayo Arrimaha Somalia oo gowr dhow ka furmaayo Magaalladda London

Waxaa maanta la filaaya in Magaalada London ee Cariga Britain uu ka furmo Shirka looga hadlayo Arrimaha somalia oo ay marti galisay Dowladda Britain,...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray magaalada London

  Madaxweynaha dowlada Federalka Soomaaliya  Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada London ee wadanka Britainhalkaas oo ay kaga qeybgalayaan shirka lagu...

Wadooyinka halbowlaha u ah magaalada Muqdisho oo la xiray

  Wadooyinka halbowlaha u ah isu socodka dadka iyo gaadiidka ee magaalada Muqdisho ayaa markale dib loo xiray maanta. Dowlada Federalka ayaa dib u xirtay wadada...

Dhoolatus ay ka qeybgalayaan ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ka dhacaya dalka Uganda

  Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ka qeybgalay dhoolatus ciidan oo ay si wadajir ah u qabteen booliska 12 dal oo ku yaal qaarada Afrika iyadoo dhoolatuskan...

Qabanqaabada Mudaaharaad looga soo horjeedo Madaxweyne Xasan Sheekh oo London ka socda

Urur lagu magacaabo Sahal oo kaashanaaya qeybaha kale ee bulshada ku nool dalka Ingiriiska isla markaasna si aad ah uga soo horjeeda ama aan la dhacsanayn...

Dhageyso: Hilowle Aadan “Ergada J/Hoose iyo J/Dhexe waa la soo xuley, khilaafku waxa uu...

Hilowle Aadan oo ka mid ahaa xildhibaanadii dowladii kmg aheyd ee Soomaaliya haddase ah mid ka mid ah qabanqaabiyaasha shirka ka socda magaalada Kismaayo...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...