Monday, June 30, 2025

Dhaeyso: Wasaarada Haweenka KGS oo Shaacisay Arrin ay ku Farxeen Caruurta Deegaanada KGS.

Baydhabo(INO)- Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Haweenka ee a Koofur Galbeed Soomaaliya Binti Ibraahim Cali ayaa sheegtay in ay wado qorsheyaal lagu hormarinayo Caruurta darbi...

DEG DEG:Barakac Saaka ka Bilowday Deegaanka Bariire Ee G/Sh/Hoose

Bariire(INO)- Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Bariire ee duleedka Degmada Afgooye, ayaa sheegaya in saaka halkaasi uu ka bilowday barakac ay sameynayaan dadka deegaanka. Dadka...

Daawo: Musharax Shariif Xasan Oo Rajadiisu Sii Kordheysa

Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden Isla markaana u taagan qabashada Jagagda Madaxweyninimada  Somalia Sanadkan 2016 ayaa si diiran loogu...

Dhageyso:Somaliland oo si kulul uga hadashay Doorashada Soomaaliya

Hargeysa(INO)- Maamulka Somaliland ayaa sheegay in aysan jirin cid ka socota degaanada maamulka Somaliland oo ka qeyb galaysa doorashooyinka ka socota Soomaaliya. Somaliland ayaa sheegtay...

Daawo Sawirada Diyaarad kusoo dhacday Shabeelaha Hoose

Bariire(INO)- Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in diyaarad nooca wax basaasa ah ay kusoo dhacday gobolka Shabeelaha hoose. Diyaarada ayaa la...

Madaxtooyada Soomaaliya oo si adag uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray RW Somalia

Muqdisho(INO) - Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabtay hadal maalintii shalay ka soo yeeray ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharm'arke oo...

Dhageyso:Dagaal khasaare geystay oo Maanta ka dhacay degaanka Lambar 50

Afgooye(INO)- Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa Maanta ku dagaalamay degaanka Lambar 50 ee gobolka Shabeelaha Hoose. Dagaalka ayaa ahaa mid xoogan , waxaana la...

Dhageyso:Faroole oo ka horyimid hadal ka soo yeeray guddoomiyaha guddiga doorashooyinka

Garowe(INO)- Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Cabdiraxmaan Faroole oo iminkana ah xildhibaan katirsan aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay...

Diyaarad Drone Ah Oo Ku Dhacday G/Sh/Hoose

Bariire(INO)— Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in diyaarad nooca Drone-ka ah kusoo dhacday deegaan ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose. Diyaarada oo aan...

Axmed Madoobe oo sharuud ku xiray ansixinta liiska xildhibaanada ka imaanaya Jubbaland

Kismayo(INO)—Wararka Jowhar.com ka helayo magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Axmed Madoobe uu sharuud ku xiray ansixinta liiska xildhibaanada cusub ee...

Dhageyso: RW Cumar” Waxaa loo baahan yahay Isbeddel”

Muqdisho(INIO)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu u baahan yahay isbeddel dhinaca hoggaanka ah. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka...

Dhageyso:Howgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka bilaaban doona Qansaxdheere

Qansaxdheere(INO)- Maamulka degmada Qansax dheere ee gobolka Bay ayaa  sheegay in ay bilaabayaan  howgallo Al-Shabaab looga saaraayo degaanada Hoos yimaada degmada Qansaxdheere. Gudoomiye ku xigeenka...

Dhageyso: Gudiga doorashooyinka “Nooma qorsheysna in doorashada 2017 nala gaarto 2016 ayay dhaceysaa”

Muqdisho((INO)—Gudiga doorashooyinka dadban ee sanadkaan ayaa sheegay in doorashada madaxweynaha iyo gudoomiyaha baarlamaanka ay dhaceyso ka hor sanadka cusub ee 2017 oo maalmo ka...

Donald Trump oo khaladkii ugu horreeyay ka galay dalka Shiinaha, siyaasadda Mareykankana jabiyay

NY(IdaleNews)- Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump, ayaa jabiyay siyaasad Mareykanka u degsaneyd tobannaan sano kaddib markii uu la hadlay Madaxweynaha Taiwan Tsai...

Kenya oo soo gaban-gabeysay wajigii hore ee darbiga ay ka dhiseysay xadka Soomaaliya

Mandheera(INO)- Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday in ay soo gaban-gabeysay wajigii hore ee darbigii ay ka dhiseysay xadka uu dalkaasi la wadaago Soomaaliya,...

Dhageyso+Sawiro: Beesha Hadamo/Gaal-Jeel Oo Qaadacday Qaabkii Ay u Dhacday Doorashadii Aqalka Hoose

Baydhabo(INO)- Odayaasha Beesha Hadamo Gaaljeel iyo Ergada Beeshaasi iyo musharixiintooda ayaa sheegay in mid xaaraan ah ay tahay sida ay u dhacday Doorashada xubinta...

Dhageyso:Xamdi Hilowle Macalin “Codkeyga Qof Kale Ayaa Loogu Shubay “

Baydhabo(INO)- Xamdi Hilowle Macalin  oo ka mid aheeyd Musharaxiinta u tartmayay Xildhibaanimada Aqalka hoose ee Doorashada ka socotay Magaalada Baaydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay...

Roobab Ka Curtay Magaalada Baydhabo

Baydhabo(INO)- Roobabka xilliga deyrta ayaa Maanta iyo Xaley ka curtay degaanno ka tirsan gobollada Bay sida magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaasi. Wararka laga helayo  Koonfur...

Dhageyso: Wasiir Fargeeti Oo Ka Hadlay Mushaaraadka Ciidanka

Muqdisho(INO)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim (Fargeeti) oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in dhowaan la bilaabi doono Mushaaraadka...

Dhageyso:Dagaal culus oo ka dhacay Gobolka Bakool, markii saldhig Shabaab la weeraray

Waajid(INO)- Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Dagaal shalay gelinkii dambe ilaa xalay ka dhacay Degaan 20-KM u jira Degmada Waajid ee Gobolka...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...