Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga oo iscasilay
Rome(INO)- Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga, Matteo Renzi, ayaa is casilay ka dib markii looga guuleystay aftidii loo qaaday is bedel lagu sameeyo dastuurka dalka.
Shir...
DEG DEG:Maleeshiyaad Hubeysan oo Is hortaag ku sameeyay Doorashooyinka Aqalka Hoose ee Cadaado
Cadaado ( INO)-Maleeshiyaad Hubeysan ayaa lagu soo warramayaa in maanta ay is hortaag ku sameeyeen Doorasho ka dhici lahayd Magaalada Cadaado sida ay xaqiijiyeen...
Baydhabo: Doorashada Aqalka hoose oo maanta la soo gaba-gabeynayo
Muqdisho (INO) Koonfur-galbeed ayaa maanta soo gaba-gabeynaya doorashada xildhibaannada Aqalka hoose ee baarlamaanka Faderaalka ku matalaya,sida laga soo xigtay guddiga doorashada ee heer maamul.
War...
Dhageyso+Sawiro: Baydhabo Oo Laga Hergaliyey Xarun Cusub Oo Dhalanyarada Lagu Baro Farsamada
Baydhabo(INO)-Furitaankan Xarunta Farsamada ayaa waxaa ka soo qeyb galey Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada, Gudoomiyaha Ururka Haweenka , Wasiirka War faafinta & Wacyi-galinta...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta booqasho ku tegaya magaalada Kismaayo
Muqdisho(INO)- Madaxweynaha xilka sii haaya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tegi doona magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland, waxaana la sheegay in...
Haweeney Mareykan ah oo lagu kufsaday Hindiya iyo booliska dalkaasi oo baaraya
Dalhi(INO)- Booliska dalka Hindiya ayaa baaraya sheegashada haweeney Amerikan ah oo tilmaamtay in Delhi lagu kufsaday. Haweeneyda ayaa sheegtay in qeybta sare ee hoteelka...
Donald Trump oo weeraray siyaasadda dalka Shiinaha
NY(INO)- Madaxweynaha loo doortay talada dalka Mareykanka ee Donald Trump ayaa qoraalo dhowr ah oo uu soo dhigay bartiisa tweeter-ka waxaa uu ku weeraray...
Daawo:Wasiirka arr. dibedda Britain oo ka cararay wareysi kaddib markii uu garan waayay magaca...
London(INO)- Boris Johnson, wasiirka arrimaha dibedda dalka Britain ayaa isaga cararay wareysi uu la lahaa taleefishinka Sky News kaddib markii uu garan waayay su`aal la...
Dhageyso+Sawiro: Beesha Tunni Oo Si Wadajir ah U Dhameeyeen Khilaafkii Soo Kala Dhexgaley..
Baydhabo(INO)- Kullan ay isu yimaadeen Suldaanka Guud ee Beesha Tunni Suldaan Xaydar, Suldaan Suufi suldaan Muuye Dheere , Waxgarada, odayaal dhaqmeedyo , Xildhibaano lagu...
Warbixin: Musharaxnimada Shariif Xasan oo la ogaadey in ay tahay oo kaliya siyaasad labo...
Mogadishu (INO) - Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa bilaabay olole ballaaran uu kaga dhaadhicinayo Xildhibaanada labada Aqal ka soo galay...
ROME: RW Talyaaniga oo xilka ka dagaya kaddib afti uu abaabulkeeda lahaa oo uu...
Rome(INO)- Ra`iisal wasaaraha dalka Talyaaniga Matteo Renzi ayaa xalay saqdii dhexe ku dhawaaqay in uu xilka isaga dagi doono kaddib markii ay shacabku afti...
Daawo:Feer qosol badan oo dhex maray nin ugaarsade ah iyo xayawaanka loo yaqaan Kangaroo-ga
Sydeney(INO)- Nin ugaarsade ah ayaa la feertamay xayawaanka loo yaqaan Kangaroo kaddib markii mid ka mid ah eeyihii uu watay uu Kangarooga ku dhagay,...
Aqriso: Suldaanka Beesha Galadi oo Ka Noqdey Dacwad Lidi ku ahaa Gudiga Doorashada KGS
Suldaanka Beesha Galadi oo Ka Noqdey Dacwad Lidi ku ahaa Gudiga Doorashada KGS
Shan milyan oo Somali ah oo la sheegay inay cunto la’aan hayso
Muqdisho(INO)- 38 Hay’adood oo ka shaqeeya gargaarka ayaa warbixin wadajir ah oo ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in 5 Milyan oo qof...
Dhageyso: Puntland Oo Markii Dhaqaalle Badan lagu Siyey La Dagaalanta ISIS La Wareegtey Qanadala
Qandala(INO) - Wararka ka imanaya gobolka bari ayaa sheegaya in ciidammada dowlad gobolleedka Puntland dib ula wareegeen gacan ku heynta degmada Qandala, kaddib dagaal...
UPDATE: Doorashada Aqalka Hoose Oo Maanta Aan Ka Socon Baydhabo
Baydhabo(INO)- Magaalada Baydhabo ee xarunta Xarunta Gobolka BAY ayaa maanta kama jirin doorashada aqalka Hoose, isla markaana waxa soo gaarey Ergo ka Socot Beesha...
Jeylaani Nuur Iikar oo si dirqi ah ugu guuleystay Kursiga Aqalka Hoose ee beelaha...
Muqdisho(INO)— Jeylaani Nuur Iikar oo ahaa Guddoomiye kuxigeenkii 1aad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si dirqi ah ugu guuleystay doorashadii Kursiga Aqalka Hoose ee maanta...
Beesha Caalamka oo Muqdisho ka wada dadaallo Puntland ay ugu qancineyso Doorashooyinka
Muqdisho ( INO)-Magaalada Muqdisho ayaa weli waxaa ka soconaya kulamo u dhexeeya Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland , Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas iyo weliba Beesha...
Daawo:US: Bill Clinton oo fadeexad hor leh soo wajahday iyo wiil 30 jir ah...
NY(INO)- Iyadoo horay qoyska reer Clinton muddooyinkan uga dhex aloolsaneyd niyadjab iyo daalkaga yimid dhanka doorashada oo xaaska Bill Clinton looga guuleystay doorashada madaxtenimo...
Daawo:Al-Shabaab oo tartan liifka ah u qabatay odayaasha dhaqanka Jubbooyinka
Jilib(INO)- Kooxda mayalka adag ee Al-Shabab ayaa tartan nooc cusub ah u qabatay Odayaasha dhaqanka beelaha Jubbooyinka, kaasoo ka dhacay magaalada Jilib ee Gobolka...